Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo qalab caafimaad gaarsiisay Isbitaalka Dhabad “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka Galmudug oo qalab caafimaad gaarsiisay Isbitaalka Dhabad “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka iyo daryeelka Bulshada ee Dowlad Goboleedka Galmudug oo baryahaan dambe ku howlaneyd sidii dib loogu howl-gelin lahaa Isbitaalka deegaanka Dhabad oo u xirnaa labadii sano ee la soo dhaafay sababo la xiriira dhaqaale la’aan ayaa maanta la gaarsiiyay qalab loogu talagalay in loogu adeego bulshada deegaanka.

Guddoomiyaha deegaanka Dhabad iyo Odayasha dhaqanka ayaa Wasaaradda Caafimaadka Galmudug uga mahadceliyay dadaalkooda ku aadna dib u howlgelinta isbitaalka.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Dhinaca Kale Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa Dhabad gaarsiiyay mashiino tayo sare leh oo ah kuwa neefsiiya dadka qabo COVID-19.

Xildhibaan Cabdirixiin Cigaal oo ka tirsan Baarlamaanka Galmudug iyo Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ayaa Wasaaradda ku amaanay qorshaha horumarinta daryeelka bulshada.

Wasiirka Caafimaadka Dowlad Goboleedka Galmudug Cabdiweli Cabdullaahi Jamac ayaa sheegay in Wasaaradda  Caafimaadka oo taageero ka heleysa hay’adda Care international in bishaan dib-u-hawlgalin doonto Isbataalka guud ee deegaanka Dhabad.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo qado sharaf u sameeyay Madaxdii ka qeyb gashay sanad guuradii Puntland “SAWIRRO”

Next Post

Guddiga doorashada heer federaal oo war ka soo saaray doorashada guddoonka guddiga Somaliland

Next Post
Guddiga doorashada heer federaal oo war ka soo saaray doorashada guddoonka guddiga Somaliland

Guddiga doorashada heer federaal oo war ka soo saaray doorashada guddoonka guddiga Somaliland

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In