Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda caafimaadka oo agab jiif ah gaarsiisay isbitaallo ku yaala Muqdisho

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda caafimaadka oo agab jiif ah gaarsiisay isbitaallo ku yaala Muqdisho
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxamed Cabdi Daalo ayaa maanta agab ay ku jiftaan bukaanada u qabiyay afar isbitaal oo ku yaala magaalada Muqdisho, kuwaasi oo kala ah Benaadir, Madiina, Keysaney, Deyniile iyo xarun caafimaad oo ku taala degmada Xamar Jajab, kana mid ah kuwa sida lacag la’anta ah ugu adeegyada caafimaad u siiya bulshada, iyadoo deeqdaan ay ka timid hay’ad ka shqeysay dhanka gargaarka oo laga leeyahay dalka Boqortooyada Sacuudiga.

Saacid Muhana oo ka mid ah mas’uuliyiinta hay’adda deeqda keentay ayaa tilmaamay inay joogteenayaan wax u qabashada shacabka Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxamed Cabdi Daalo oo ka hadlay goobta ayaa sheegay in deeqdan ay tahay mid ay baahi weyn u qabeen isbitaalada magaalada Muqdisho qaarkood, isagoo dowladda boqortooyada sacuudiga uga mahadceliyay sida ay marwaliba u garab taagantahay Ummadda Soomaaliyeed

Kaalmadaan la gaarsiiyay qaarka mid ah isbitaallada Muqdisho ayaa waxa weyn ka tari donto adeegyada caafimaad ee ay u hayaan bulshada, taasi oo dhiiri gelin u ah howlaha ay hayaan.

Previous Post

Shirka Madasha 6-aad heerka sare ee Soomaaliya iyo beesha caalamka oo ka furmay Istanbul+Sawirro

Next Post

Madaxweynaha oo saxiixay sharciga ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada

Next Post
Madaxweynaha oo taliyeyaasha cusub ee Asluubta iyo Booliska kula dardaarmey dardargelinta hawlaha amniga “SAWIRRO”

Madaxweynaha oo saxiixay sharciga ka hortaga lacag dhaqidda iyo maalgelinta Argagixisada

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In