Thursday, October 8, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka oo deeq dawo ah gaarsiisay Isbitaalka tuulada Golaleey

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa deeq daawo ah gaarsiisay xarun Caafimaad oo ku taalla Deegaanka Golaleey ee degmada Balcad, halkaas oo la dhigay dad uu soo ritay cudurka shuban biyoodka.

Xildhibaanย  Cumarย  Maxamed Maxamuudย  ooย  ka midย  ahย  mudanayaashaย  Baarlamaanka Soomaaliyaย  ayay Wasaaradda caafimaadka u soo wakiilatay in deeqdan uu gaarsiiyo deegaankaasi, taasi oo loogu talagalay in lagu daweeyoย  dadย  uuย  soo ritayย  cudurkaย  Shuban biyoodkaย  ooย  la soo gaarsiiyay Isbitaalkaย  Tuuladaย  Golaleeyย  ooย  ka midย  ahย  tuulooyinkaย  hoos yimaada Degmadaย  Balcadย  eeย  Gobalkaย  Shabeellahaย  Dhexe,ย  wuxuunaย  Xildhibaankaย  ku wareejiyayย  Maamulkaย  Isbitaalka.

Related posts

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026

Drย  Mahadย  Cumarย  Abuukarย  ooย  ahย  Madaxaย  Isbitaalkaย  Golaleyย  ooย  deeqda dawadaย  ahย  la gaarsiiyayย  ayaaย  uguย  mahadย  celiyayย  Wasaaraddaย  Caafimaadka sidaย  ayย  uguย  fidisayย  Gurmadkaย  degdegaย  ah, waxaana uu balan qaaday in ay ugu adeegayaan bulshada.

Xildhibaan Cumar Maxamed Maxamuud โ€œCumar Finishโ€ ayaa ugu horeyn Wasaaradda caafimaadka uga mahadceliyay sida ay ugu gurmaneyso bulshada Soomaaliyeed, isagoo maamulka isbitaalka ka dalbaday inay wax ugu qabtaan bukaanada isbitaalka ku jira.

โ€œWaxaanย  halkanย  uguย  mahadcelinayaaย  Wasaaradda Caafimaadkaย  oo kaย  sooย  baxdayย  doorkaย  ayย  kuย  laheydย  uย  gar gaarida bulshada, waxaanaย  leeyahayย  Maamulkaย  Isbitaalkaย  dadaalaย  idinkanaย  markaย  bulshadaan masiibooyinย  rabaaniย  ahย  ayaaย  horayย  kudhacay,ย  kaninaย  waaย  midย  kaleย  oo halistiisaย  leh ee u gurmada dadka uu cudurka shubanka soo ritayโ€.ayuu yiri Xildhibaanka.

8-dii bishaanย  ayeyย  aheydย  markiiย  uuย  cudurkaย  shubankaย  uuย  kaย  dilaacay Tuulada Golaleeyย  kaasi oo soo ritay 58 ruux oo sagaal ka mid ah ay u geeriyoodeen, halka kuwa qaar ay iminka xaaladooda caafimaad soo hagaageyso.

Dhankaย ย  Kaleย  waxaaย  deeqย  tan la mid ah oo ka timidย  ururkaย  Yoleย  iyoย  Maamulkaย  Degmada Balcad la gaarsiiyayย  isbitaalka Golaleey, iyadooย  Gudoomiyahaย  Degmadaย  Balcad eeย  Gobalka Shabeellahaย  Dhexeย  Maxamuudย  Maxamedย  Maxamuudย  Saneeyย  uu dawada kuย  wareejiyayย  Maamulkaย  Isbitaalka

Gudoomiyahaย  Ururkaย  Yoleย ย  Aweesย  Axmedย  Caddoowย  ayaaย  sheegayย  in dadkanย  ayย  ka mudnaayeenย  inย  ka badan intaย  ayย  hadaย  lasoo gaareenย  Balse Daruuftuย  ayย  keentay, isagoo xusay in tani ay u sii noqoneyso kaalmo bilow ah.

Guddoomiyaha Degmadaย  Balcadย  Maxamuudย  Maxamed Maxamuudย  Saney ayaaย  Sheegayย  inย  ayย  siweynย  uguย ย  mahadย  celinayaaย  dhallinyaradaย  ururka Yoleย  ooย  deeqdanย  ayย  katimid, isagoo intaa ku daray in kan maamul ahaan ay mar waliba ka warqbai doonaan xaaladaha bukaanada ku jira isbitaalka.

Previous Post

Dhageyso Barnaamijka Dhacdooyinka ee Radio Muqdisho

Next Post

UNHCR iyo Talyaaniga oo ku heshiiyay caawinta qaxootiga Soomaaliyeed “SAWIRRO”

UNHCR iyo Talyaaniga oo ku heshiiyay caawinta qaxootiga Soomaaliyeed "SAWIRRO"

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

๐Š๐ฎ๐ฅ๐š๐ง๐ค๐š ๐†๐จ๐ฅ๐š๐ก๐š ๐–๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐š๐๐š ๐—๐ฎ๐ค๐ฎ๐ฎ๐ฆ๐š๐๐๐š ๐ƒ๐š๐ง๐๐š๐ซ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ฅ๐จ๐จ๐ ๐š ๐ก๐š๐๐ฅ๐š๐ฒ ๐ฑ๐š๐š๐ฅ๐š๐๐๐š ๐ ๐ฎ๐ฎ๐ ๐ž๐ž ๐๐š๐ฅ๐ค๐š

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š: ๐Œ๐š๐š๐ง๐ญ๐š ๐’๐จ๐จ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ข๐ฒ๐š ๐ฐ๐š๐ฑ๐š ๐š๐ฒ ๐๐ข๐ฒ๐š๐š๐ซ ๐ฎ ๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ ๐ข๐ง ๐š๐ฒ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ญ๐จ ๐š๐ฅ๐›๐š๐š๐›๐š๐๐š ๐ฆ๐š๐š๐ฅ๐ ๐š๐ฌ๐ก๐ข ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ง๐ข๐๐ฎ ๐ฎ ๐›๐š๐š๐ก๐š๐ง๐ญ๐š๐ก๐š๐ฒ

October 6, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalka Canada oo xusay maalinta Dhallinyarada Soomaaliyeed ee dalkaasi

October 6, 2026
0

Munaasabad si heer sare ah loosoo agaasimay ayna kasoo qeybgaleen Xildhibaanno Soomaaliyeed oo Baarlamaanka Canada ku metela Soomaalida, siyaasiyiin hore,...

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ค๐š ๐ช๐ž๐ฒ๐›๐ ๐š๐ฅ๐š๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐ƒ๐ก๐š๐ฆm๐ž๐ฒ๐ฌ๐ญ๐ข๐ซ๐ค๐š ๐‡๐ž๐ฌ๐ก๐ข๐ข๐ฌ ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐จ ๐ž๐ž ๐๐ž๐ ๐ฆ๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐š๐ง๐›๐š๐ฅ๐ฅ๐ž ๐ข๐ฒ๐จ ๐†๐ฎ๐ซ๐ข๐œ๐ž๐ž๐ฅ

October 5, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta safar ku tagay degmadda Balanballe ee dowlad-goboleedka Galmudug,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In