Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda caafimaadka oo qorsheyneyso inay dawooyin gaarsiiso deegaannada laga saaray Al-Shabaab

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Jawaabta Dowladda Federaalka ee ku aaddan baarista SOMA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay inay dawooyin gaarsiinayaan goobaha dhawaan laga xoreeyay maleeshiyada Al-Shabaab ee gobollada dalka, si bulshada laga dulqaaday dhitaatada argagixisada ay ku hayeen ay u heleen adeegyo caafimaad.

Wasiirka Caafimaadka Drs Xaawo Xasan Maxamed oo la hadashay Radio Muqdisho ayaa daboolka ka qaaday in agabyo caafimaad ay gaarsiinayaan deegaannada dhawaan laga sifeeyay maleeshiyada Al-Shabaab, si bulshada ay u helaan adeegyo caafimaad oo dhameystiran.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Waxaan qiimeyn ku soo sameynay deegaannada laga saaray argagixisada, runtii haddii ay ahaan lahayd iyo dawooyinka muhiimka ah u ah bulshada ay gaarsiin doonaan, iyagoo kaashanaya Wasaaradda Arrimaha gudaha oo dhankooda deeq raashin goobaha gaarsiin raba” ayay tiri Drs Xaawo.

Drs Xaawo Xasan Maxamed ayaa sheegtay in wada shaqeyn ay kala dhexeyso maamulada isbitaallada Muqdisho ee sida gaarka ah loo leeyahay iyo kuwa dowladda, isla markaana ay tirikoob ku sameeyeen goobaha caafimaadka ee Muqdisho ka furan, ayna diyaariyeen qorshe cad oo ku saabsan siyaadda Qaranka ee dhanka caafimaadka.

Previous Post

Wafdi ka socda maamulka Koonfur galbeed oo dawooyin gaarsiiyay Qansax dheere

Next Post

Xarun cusub oo loo dhisay ciidanka booliska ee qeybta miino baarista qaabilsan

Next Post
Taliska booliska oo ka digay in qashinka la soo dhoobo hareeraha waddooyinka

Xarun cusub oo loo dhisay ciidanka booliska ee qeybta miino baarista qaabilsan

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In