Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda caafimaadka oo xaqiijisay in cudurka shub biyoodka uu ka dilaacay Jubbada Dhexe

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Caafimaadka oo deeq dawo ah guddoonsiisay maamulka Gobolka Bakool “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa xaqiijisay in 82 Qof soo uu soo ritay cudur lagu sheegay in uu shuban Biyood yahay, kaasi oo 12 qof oo ka mid ah dadka uu soo ritay ay ugu geeriyoodeen deegaanno hoostaga Gobalka Jubbada Dhexe.

Wasaaradda Caafimaadka ayaa xaqiijineysa in magaalada Bu’aale oo ah Magaalo Madaxda Gobalka Jubbada Dhexe uu cudurku soo ritay 21 qof, hal ruux oo kamid ahna uu u dhintay, magaalada saakoow waxa uu cudurku soo ritay 54 qof, 11 ayaa u dhimatay, Halka Magaalada Jilib uu cudurkaasi soo ritay 7 qof, mana jirin wax dhimasha ah.

Related posts

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026

Wasiirka Caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Drs Xaawo Xasan Maxamed oo Wakaaladda Wararka Soomaaliyeed SONNA ay la xiriirtay ayaa sheegtay in xogtan ay Wasaaraddu soo uruurrisay, welina ay wadaan baritaanka xogta saxda ah ee laga helayo deeganada fog fog ee dhibaatadu ka jirto.

Ugu dambeyntii Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka ayaa hoosta ka xarriiqday in Wasaaradda Caafimaadku ay gurmad caafimaad la garab taagsantahay Dadka xanuunkaasi uu soo ridanayo, iyadoo ballan qaaday in Dowladda Soomaaliya ay u diyaar garoobeyso sidii ay ula tacaali laheyd xaladdaasi Cafimaad darro.

Previous Post

SAWIRRO:- Ciidammada Nabad Sugidda Oo Fashiliyey Qaraxyo La Doonayey In Maqaayad Lagu Weeraro

Next Post

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta oo tababbar loo soo xiray

Next Post
Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta oo tababbar loo soo xiray

Saraakiil ka tirsan Ciidanka Asluubta oo tababbar loo soo xiray

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda  abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo ka qayb galay xafladda abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026″

March 31, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Gobolka Shabeellada Hoose oo maamul KMG ah loo magacaabay

March 30, 2026
0

Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib u heshiisiinta XFS oo si KMG ah maamul cusub ugu magcaawday Gobolka Shabeellada Hoose.

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

Wasiirka Horumarinta Xuquuqul Insaanka XFS oo qaabishay Madaxa Xafiiska OHCHR ee Bariga Afrika

March 30, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka XFS Amb Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi ayaa magaalada Muqdisho ku qaabishay ku xigeenka xafiis...

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

Madaxweynaha JFS oo qaabilay Danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee ka hawlgala dalkeenna

March 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay'adaha caalamiga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In