Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo ka hadashey taariikhda Professor Dr Saalax Cabdalla Cumar

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo ka hadashey taariikhda  Professor Dr Saalax Cabdalla Cumar
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Marwo Fowsiyo Abiikar Nuur ayaa ka tacsiyadeysay geerida Professor Dr. Saalax Cabdalla Cumar oo ku geriyooday magaalada Muqdisho.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Qoraal kooban oo ka soo baxay xafiiska wasiirka Caafimaadka ayaa lagu faah faahiyay si kooban qaar kamid ah waxqabadkiisa iyo taariikhdiisa.

Innaa Lillaahi waa Innaa ILeehiRaajicuun, Waxaan Umadda Soomaaliyeed la wadaagayaa Geerida naxdinta leh ee ku timidย  Professor Dr. Salah Abdalla Omar oo kugeeriyooday Muqdishu oo kamid ahaa Takhaatiirtii tiirarka u ahay daassiddiiiyo dhaqangelintii caafimaadka hooyada iyo dhallaanka Somaaliyeed.

Waxqabadka.-Professor Dr. Saalax Cabdalla Cumar.

Wuxuu waxbarasho heer takhasus ah ku soo qaatay dalka gudahiisa iyo dalal kala duwan ee Dibadda sida USA,Talyaaniga, Wadamada carabta,isagoo ku takhasusay Cudurada Haweenka iyo Dhalmada, oo u ku shaqeynayey in ka badan 38 Sano.

Wuxuu ka soo shaqeeyey dhammaan Gobollada Dalka iyo wadamo Dibadda ah.

Wuxuu ahaaTakhtar ku caanbaxay Samafalka gaar ahaan wax u qabashada iyo Daryeelka Haweenka iyo qoysaska danyarta ah, asagoo maalinkasta oo Arbaca ah ku sameyn jiray Isbitaalka Banadir Qalliimo lacag Laโ€™aan ah.

Burburkii kadib wuxuu wax qabadkiisu u badnaa Xeryaha Barakacayaasha iyo Xaafadaha iskuraranka ah ee Magaalada Muqdisho hareeraheeda kuyaalla.

Wuxuu Gobollada kala duwan ee dalka u aadijiray olole Daryeeleela xiriira Caafimaadka haweenka Xaaladooda Adagtahay iyo kuwa danyarta ah.

Wuxuu Bare sare ka ahaa Kulliyadaha caafimaadka ee Jaamacadaha kala duwan ee dalka,asagoo ka dhigijiray maadooyinka dhalmada iyo Cudurada haweenka

Wuxuu ahaa khabiir ku caanbaxay Qaliimada Cudurada haweenka soonasaarayTakhaatiir badan oo aqoon u leh Takhasuskaas.

Wuxuu ka mid ahaa barayaasha sare ee Wasaaradda Caafimaadka u qaabilsan Tababarka xaaladaha deg-deggaah ee dhalmada, wuxuuna wax ka dejiyey Manhajka Tababarka Takhasuska eeTakhaatiirta daโ€™dayarta ah ee la tacaalidda xaaladaha degdegga ah ee dhalmada.

Previous Post

Safiirka cusub ee Soomaliya u fadhiya kuwait oo gaaray dalkaasi+sawirro

Next Post

County hosts strategic meeting between Kenya and Somalia

Next Post
County hosts strategic meeting between Kenya and Somalia

County hosts strategic meeting between Kenya and Somalia

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In