Tuesday, March 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Tababar Wacyigelin ah oo karoona fayrus ku saabsan u qabatay Saxafiyiin+Sawirro

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimaadka XFS oo Tababar Wacyigelin ah oo karoona fayrus ku saabsan u qabatay Saxafiyiin+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Inta badan wariyeyaasha ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa ka qeyb galay shirkaan oo ay soo qaban qaabisay wasaaradda caafimaadka u jeedkiisuna ahaa qaabkii la isaga kaashan lahaa ka wacyigelinta bulshada ย cudurka qatarta ku haya dunida ee korona fayrus oo saameeyay in kabadan 60 dal, islamarkaana ay u geeriyoodeen In kabadan Seddex kun oo qof.

Wasaaradda oo gudaneysa waajibaadka ka saaran ilaalinta badqabka muwaadiniinta Soomaaliyeed ayaa bahda saxaafadda la wadaagtay warbixno kala duwan oo cudurka ku saabsan sida qaabka looga gaashaaman karo, sida loo kala qaado iyoย  sida ugu haboon ee Looga hortagi karo Waxaana bahda warbaahinta laga codsadayย  Inay xogta la xiriirta xanuunkan ay kasoo xigtaan wasaaradda caafimaadka si looga fogaado In warar aan sugneyn loo gudbiyo bulshada taas oo ay ka dhalan karto qatar badan.

Related posts

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026

Axmed Aadan Maxamedย  Agaasimaha caafimaadka Guud ee wasaarada caafimaadka ayaa sheegay In illaa iyo hadda uusan jirin wax kiisa oo ku saabsan cudurkaan oo ay diiwaan galiyeen, wuxuuna ku baaqay in si wadajira looga hortago cudurkaan.

Agaasimaha Guud ee wasaarada caafimaadka Dr Cabdullahi Xaashi Cali ayaa sheegayย  In wariyaasha loogu baahanyahay inay qeyb weyn ka qaataan badbaadada shacabkooda kana ilaaliyaan xogaha been abuurka ah ee qalqalka abuuri kara.

Wasiirka Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Dr Fowziya Abiikar Nuur ayaa xustay inay ku howlanyihiin ka hortaga cudurka Korona fayrus Waxeyna dhinaca kale ka hadashay Waxa wasaaradda uga qorsheysan muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku xaniban qaar kamida dalalka uu cudurku ka dilaacay,iyadoo sheegtay in ay mar walba garab taaganyihiin muwaadiniinta Soomaaliyeed.

Soomaaliya ayaa ka mida dalalka feejignaanata uga jira cudurka halista badan ee korona fayrusย  oo saameeyay dalal badan,islamarkaana ay u geeriyoodeyn kumanaan ruux.

Previous Post

Duqa Muqdisho oo daah-furay Tababar lagu baranayo Talaalka Carruurta+Sawirro

Next Post

XEER SOOMAALIGII HORE IYO XEERARKA CASRIGA EE DALKU MAXAY KU KALA DUWANYIHIIN MAXAYSE ISAGA MIDYIHIIN?

Next Post
XEER SOOMAALIGII HORE IYO XEERARKA CASRIGA EE DALKU MAXAY KU KALA DUWANYIHIIN MAXAYSE ISAGA MIDYIHIIN?

XEER SOOMAALIGII HORE IYO XEERARKA CASRIGA EE DALKU MAXAY KU KALA DUWANYIHIIN MAXAYSE ISAGA MIDYIHIIN?

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

Shaqaalaha Khadka caawinaada ee Ilaalinta Carruurta 116 oo tababar loo qabtay

March 10, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Qoyska iyo Hormarinta Xuquuqul Insaanka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cismaan Naastaro ayaa maanta furay tababar muhiim...

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

Matabaan oo ka bilaabatay diiwaangelinta kaarka codbixinta

March 10, 2026
0

Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan waxaa si habsami leh uga socota diiwaangelinta codbixiyeyaasha degmada. Muwaadiniinta Soomaaliyeed ee ku dhaqan degmada...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ ๐จ๐จ ๐ก๐š๐๐š๐ฅ ๐ค๐š ๐ฃ๐ž๐ž๐๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐๐š๐ง๐ค๐š  ๐”๐Š ๐š๐ฒ๐š๐š ๐ฌ๐ก๐š๐š๐œ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐Œ๐ฎ๐ก๐ข๐ข๐ฆ๐š๐๐š ๐’๐ข๐ฒ๐š๐š๐ฌ๐š๐๐๐š ๐‚๐ฎ๐ฌ๐ฎ๐› ๐ž๐ž ๐Œ๐š๐š๐ซ๐ž๐ฒ๐ง๐ญ๐š ๐Œ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐›๐จ๐จ๐ฒ๐ข๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ซ๐š๐ง๐คa

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Masiibooyinka Qaranka, Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo uu wehliyay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda XFS ayaa sheegay...

Soomaaliya oo cambaareysay weerarrada argagixiso ee ka dhacay Gobolka Zamfara, Nigeria.

Safaaradda Soomaaliya ee Yemen oo dib u bilaabeyso bixinta adeegyada baasaboorkaย 

March 10, 2026
0

Safiirka JF Soomaaliya ee dalka Yemen Danjire Cabdixakiim Maxamed Axmed oo kulan la qaatay Jaaliyadda Soomaaliyeed ee ku dhaqan Gobolka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In