Tuesday, March 31, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Caafimadka Galmudug oo Cadaado kafurtay tababarka gabdhaha shaqaalaha cusub ee marwo caafimaad

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Caafimadka Galmudug oo Cadaado kafurtay tababarka gabdhaha shaqaalaha cusub ee marwo caafimaad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Caafimadka Galmudug ayaa maanta magalaada Cadaado kafurtay tababarka gabdhaha shaqaalaha cusub ee marwo caafimaad wajigiisa 1aad.

Xafladaani oo ah daahfurka tababarka gabdhaha shaqaalaha cusub ee marwo caafimaad wajigiisa 1aad oo ey Wasaaradda furtay ayaa waxaa kasoo qeyb galay Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Mudane Dr.Cabdiweli Cabdullahi Jaamac, Sanatar Saciid Siyaad Shirwac ,Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka , Guddoomiyaha Degmada Cadaado Mudane Tootoole, Xildhibaano Galmudug, uqaybsanaha Galmudug ee mashruucaan Dhanka Wasaaradda Maaliyadda Galmudug .
Tababarkaan oo socon doona muddo 45 maalin ah ayaa loo qaban doonaa 100 Marwo Caafimaadka iyo 7 kormeere oo Dhamaan ka tirsan Shaqaalaha Wasaaradda Caafimaadka ee kakala yimid Dhamaan deegaanada Galmudug .

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Inta ay socotay xafladaan furitaanka ayaa waxaa kahadlay Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Caafimaadka Galmudug Dr.Cabdiwali Maxamed Axmed
oo si faahfaahsan usharaxay ujedada tababarkaan looqabanayo.

Guddoomiyaha Degmada Cadaado iyo Xildhibaan Cabdi Takiye ayaa dhankooda xafladaani furitaanka ka hadlay.
Wasiirka Bey’ada iyo Isbedelka Cimilada Galmudug ahna Sanatarka aqalka sare ee Soomaaliya Saciid Siyaad Shirwac ayaa bogaadiyey furitanka tababarkan Marwo Caafimaad ee maanta laga daahfuray Cadaado

Ugu dambeyn Wasiirka Wasaaradda Caafimadka Galmudug Dr.Cabdiweli Cabdullahi Jaamac ayaa daahfuray tabarka gabdhaha shaqaalaha cusub ee Marwo Caafimaad wajigiisa 1aad isagoona Ku booriyay in waxa ay ka bartaan tababarkaan cilmiyeesan ay wax ugu qabtaan bulshada reer Galmudug.

Previous Post

AMISOM personnel celebrate Kenya’s independence anniversary

Next Post

Dowladaha caalamka oo kulan deg deg ah ka yeelanaya xiisada Itoobiya

Next Post
Dowladaha caalamka oo kulan deg deg ah ka yeelanaya xiisada Itoobiya

Dowladaha caalamka oo kulan deg deg ah ka yeelanaya xiisada Itoobiya

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In