Friday, April 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Cadaaladda oo Xafiisyo lagu xaliyo khilaafaadka Bulshada ka hirgalisay degmooyinka Kaaraan iyo X/Jajab

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Cadaaladda oo Xafiisyo lagu xaliyo khilaafaadka Bulshada ka hirgalisay degmooyinka Kaaraan iyo X/Jajab
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Hirgalinta xafiiska xalinta khilaafaadka Bulshada ayaa laga furay degmooyinka Kaaraan iyo Xamar Jajab waxaa ay qayb ka tahay nidaamka daadajinta Cadaaladda ee ay ku howlan tahay wasaaradda Cadaaladda ee xukuumadda Soomaaliya  waxaana qorshuhu yahay in degmooyin kale laga hirgaliyo.

Xarumaha Degmooyinka Kaaraan iyo Xamar Jajab ayaa wasiirka Cadaaladda iyo guddoomiye ku xigeenka amniga iyo siyaasadda gobalka Banaadir waxaa ay kula hadleen qaar ka mid ah bulshada degmada oo ay u sheegeen muhiimada xafiisku u leeyahay.

Related posts

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026

Guddoomiyaha degmada Xamar Jajab C/wali C/llaahi Maxamed ayaa ugu mahad celiyay wasaaradda Cadaaladda hirgalinta xafiiska waxaana uu balan qaaday in loogu adeegi doono bulshada reer Xamar Jajab.

Maxamed Cabullaahi Maxamed (Tuulax) Guddoomiye ku xigeenka Amniga iyo siyaasada gobolka Banaadir ayaa sheegay in gobolka Banaadir uu ahmiyad balaaran siinayo nidaamkaan wasaaraddu hirgalisay.

Wasiirka Cadaaladda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Xasan Xuseen Xaaji oo u sharaxay bulshada ujeedka  wasaaradu u hirgaliyay Xafiisyadaan ayaa tilmaamay in la doonayo in qof kasta ay hesho cadaalad

Wasiirka ayaa u sheegay bulshada deghmooyinkaan in muhiimada laga leeyahay xafiisyadaan sidoo kale ay tahay in lagu xaliyo cabashooyin badan oo aan maxkamadaha la geyn karin iyadoo la raacayo habka  soo jireenka ah ee dhaqanka Soomaaliyeed iyo shareecada islaamka.

Previous Post

DHAGEYSO:- Barnaamij gaar ah oo ku saabsan baaqii uu Maxadweynaha u diray Soomaaliland

Next Post

Duqa Muqdisho oo ku bogaadiyey bulshada Gobolka kaalintii ay ka qaateen xuska todobaadka xorriyadda+Sawirro

Next Post
Duqa Muqdisho oo ku bogaadiyey bulshada Gobolka kaalintii ay ka qaateen xuska todobaadka xorriyadda+Sawirro

Duqa Muqdisho oo ku bogaadiyey bulshada Gobolka kaalintii ay ka qaateen xuska todobaadka xorriyadda+Sawirro

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Soomaaliya ee Kenya oo Ka Qayb Galay Casho Sharaf Diblomaasiyadeed

April 2, 2026
0

Xoghayaha 1aad ee Safaaradda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Kenya, Mudane Cabdullaahi Maxamed Siyaat, iyo Mardiya Abdi Mohamed oo kamid...

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

Hay’adda SoDMA oo Xuddur kun qoys ugu qeybisay deeq raashin ah

April 2, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka ayaa degmada Xuddur gargaar raashin ah u qeybisay 1,000 qoys oo isugu jira danyar, dad naafo...

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka KGS oo si diirran loogu soo dhaweeyay Baydhabo

April 2, 2026
0

Wafdi uu hoggaaminayo Hoggaamiyaha Ku-meelgaarka ah ee Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa gaaray magaalada...

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

Golaha Wasiirrada Soomaaliya oo ansixiyay Hindise-sharciyeedyo iyo Heshiisyo Muhiim ah

April 2, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii toddobaadlaha ahaa ayaa ansixiyey Hindise-sharciyeedyo, Heshiisyo iyo Xeer—nidaamiyayaal muhiim ah...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In