Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Dekahada Galmudug oo dekad Kalluumeysi  sameyneysa “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Dekahada Galmudug oo dekad Kalluumeysi  sameyneysa “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Dekadaha iyo Kalluumeysiga badda ee Galmudug ayaa ganacsatada u raran doonyaha yar yar ugu baaqday inay ka faa’iideystaan dekadda Kalluumeysiga oo ay ka hirgelinayaan dhanka dekadda weyn ee Hobyo, taasi oo qeyb ka ah qorshaha lagu doonayo in ganacsatada ay halkaasi kala soo degi karaan alaabaha yar yar.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Dekedaha iyo Kalluumeysiga badda ee Galmudug mudane Cabdirashiid Maxamed ayaa Radio Muqdisho uga waramey dekad kalluumeysi oo howsheeda ay socoto si gnacasatada deegaanka ay uga faa’iideystaan, isagoo xusay in dekadda dekadda dhismaheeda uu meel gabo gabo ah maraya, ayna ugu talagaleen in ay ka faa’iideystaan kalluumeysatada deegaannada Galmudug iyo ganacsatada doonyaha yar yar alaabaha ku keensada.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Dekad Kalluumeysi ayaan ka barbar sameynaynaa Dekadda weyn ee Hobyo, taasi oo aan ugu talagalnay in ay ka faa’iideystaan kalluumeysatada, waxaana kaloo laga soo dejin karaa cuntooyinka oo ay isticmaali karaan doonyaha yar yar ee u raran hay’adda Barnaamijka cunnada Adduunka ee WFP” ayuu yiri Agaasimaha Guud.

Mudane Cabdirashiid Maxamed ayaa sheegay in ujeedka dhismaha dekaddan yar ee Kalluumeysiga ku saabsan ay noqoneyso goob laga ilaaliyo ammaanka dekadda weyn ee Hobyo, si halkaasi ay fariisin ugu noqoto ciidamada ilaalada xeebaha.

Previous Post

Wasaaradda Arrimaha gudaha Galmudug oo xarun loogu adeegayo bulshada ka hirgelisay Hobyo “SAWIRRO”

Next Post

Wasaaradda Haweenka Galmudug oo wacyigelin u qabatay Haween ku nool Gaalkacyo “SAWIRRO”

Next Post
Wasaaradda Haweenka Galmudug oo wacyigelin u qabatay Haween ku nool Gaalkacyo “SAWIRRO”

Wasaaradda Haweenka Galmudug oo wacyigelin u qabatay Haween ku nool Gaalkacyo “SAWIRRO”

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In