Monday, October 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Dhallinyarada oo wadda kulamo looga tashanayo siyaasadda dhallinyarada Qaranka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
9 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankan wadatashiga ah ee siyaasadda Dhallinyarada Qaranka ayaa Wasaaradda Dhallinyarada Soomaaliya ku casuuntay 40 urur dhallinyaro oo gobolka Benaadir ka dhisan, kuwaas oo muddo labo maalin ah ka doodi doona aragtidooda ku aadan siyaasadda Dhalinyarada Qaranka oo Wasaaradda dhallinyarada iyo ciyaaraha ku howlan tahay dejintiisa.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Dhallinyarada iyo ciyaaraha Axmed Cumar Islow ayaa ka hadlay ahmiyadda ay leedahay siyaasadda dhallinyarada Qaranka, isagoo xusay inay xoogga saari doonaan aragtida dhallinyarada Soomaaliyeed.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya oo ka qeyb galayaasha kulanka wadatashiga la hadlaysay ayaa guud martay dhibaatooyinka kala duwan ee heysta dhallinyarada Soomaaliyeed, waxayna balan qaaday in ay ku dari doonaan siyaasadan aragtida dhallinyarada soo gudbiyaan.

Dhanka kale, Wasiirka Dhallinyarada iyo Cayaaraha ee Xukuumadda Soomaaliya Khadiijo Maxamed Diiriye, ayaa tacsi u dirtay ehelada iyo bahda cayaaraha Soomaaliya, Marxuum Daahir Maxamed Mukhtaar (Daahir B4) oo kamid ahaa Cayaartoydii Xulka Qaranka oo shalay ku geeriyooday qaraxii ka dhacay Muqdisho.

 

Previous Post

Akhriso shaxda tartan cilmiyeedka Warbaahinta Qaranka iyo sharuucdiisa

Next Post

Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya oo daah-furey Ololaha bilicda dalka “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya oo daah-furey Ololaha bilicda dalka “SAWIRRO”

Ra’iisul Wasaaraha Soomaliya oo daah-furey Ololaha bilicda dalka "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In