Wednesday, February 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Diinta oo sheegtay in dal ku galka Xajka laga dhigay mid electronic ah

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Warfaafinta oo beenisay Warqad been abuur ee sheegeysa in xilka laga qaaday Wasiir Hilaal.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Soomaaliya ayaa sheegtay in sanadkaan dal ku galka xajka lagu bixin doono qaab electronic ah halkii sanadihii hore dalka didibadiisa loo qaadi jiray.

Wasiirka Wasaaaradda Diinta iyo Awqaafta Soomaliya Sheekh Nuur Maxamed Xasan ayaa sheegay in xafiiska Wasaaradda lagu daabici doono fiisaha, taasi  oo uu sheegay inay dabooli doonto in dalka dibadiisa loo qaado baasabroorada xujeyda Soomaaliyeed.

Related posts

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026

Wasiir Sheekh Nuur ayaa sheegay in sanadkaan arrimaha xajka dowladda ay aad uga shaqeysay, isla markaana waxbadan kaga duwanyahay sanadihii hore.

Wasiirka Diinta iyo Awqaafta wuxuu kaloo sheegay in la mideeyay qiimaha xujeeyda Soomaaliyeed ku soo xajin doonaan, isagoo ugu danbeyn xusay ka warqabka xaalada xujeyda ay Wasaaradda isku xil saartay isla markaana wax badan laga qaban doona adeegyada aas aasiga u ah Xujeyda.

 

Previous Post

Wasiirka Waxbarashada oo xariga ka jaray qeyb ka mid ah xarunta Akadeemiyada Fanka “SAWIRRO”

Next Post

Wasiir Bayle oo kormeeray dhismayaasha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda “SAWIRRO”

Next Post
Wasiir Bayle oo kormeeray dhismayaasha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda “SAWIRRO”

Wasiir Bayle oo kormeeray dhismayaasha Cusub ee Wasaaradda Maaliyadda "SAWIRRO"

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

Wasiirka Tamarta XFS oo qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda WFP

February 18, 2026
0

Wasiirka Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdillahi Bidhan Warsame, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha cusub ee Hay’adda...

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

Wasiirka Amniga XFS oo Safiirka Turkiga kala wareegay qalab ciidan

February 18, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Jeneraal Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta si rasmi ah uga kala wareegay...

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

Guddoomiyaha SoDMA oo soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo lagu falanqeeyay xaaladda abaaraha

February 18, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa soo xiray Shirka Warbaahinta iyo Xiriirka Dowladda oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In