Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Diinta XFS oo sheegtay in dib u dhisidoonto goobihii Diiniga ahaa ee Argagaxisada laga saaray

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
4 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Diinta XFS oo sheegtay in dib u dhisidoonto goobihii Diiniga ahaa ee Argagaxisada laga saaray
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda diinta iyo Awqaafta XFS Xil. Saalax Shariif Sayid Cali,ayaa sheegay in ka Wasaarad ahaan ay qorsheynayaan sidii dib loogu dhisi lahaa madaaristii, masaajidii iyo dugsiyaddii Qur’aanka ee ay burburay gacanta  kooxaha Khawaarijta.

Wasiir ku xigeenka oo manta ka qeybgalay barnaamijka kulanka todobaadka ee warbaahinta Qaranka ayaa yiri  “Khawaarijta waxa ay Masaajidda u burburiyeen oo culimadda u dileen waa in ay dagaal kula jiraan diinta Islaamka.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda diinta iyo Awqaafta XFS Xil. Saalax Shariif Sayid Cali ayaa xusay in deegaanada badan ee laga xoreeyay kooxaha khawaarijta lagu arkayay waxyaabaha maanka dooriya iyo waxyaabo kale oo fisqigi ah .

Wasiir ku xigeenka  ayaa tilmaamay in  Madaafiicda iyo rasaasta kale ee lagu garaacayo Khawaarijta ay  uga xannuun badan tahay Kalmadda cullimadda Soomaaliyeed ee ay ku sharaxayaan sida kooxdaasi ay uga been sheegeen diinta islaamka iyo dhabbaha xun ee ay ku socdaan.

Previous Post

Wasiirka Arrimaha Dibadda XFS oo kulan la qaatay ardayda Soomaaliyeed ee wax ku barta dalka Serbiya

Next Post

Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

Next Post
Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

Madaxweynaha JFS oo ka tacsiyeeyay geerida Garaad Saleebaan Garaad Maxamed

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In