Thursday, February 19, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dhimashada 100- kamid ah argagixisada

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Gaashaandhigga oo xaqiijisay dhimashada 100- kamid ah argagixisada
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Cabdilaahi Cali Caanood ayaa xaqiijiyay In dagaaladii u dambeeyay ee ka dhacay deegaanno ka tirsan Gobolada Hiiraan iyo Sh.Dhexe lagu dilay in ka badan 100 ruux oo kamid ah kooxaha argagixisada ee Al-Shabaab.

Afhayeenka oo maanta la hadlay Warbaahinta Qaranka ayaa sheegay in dagaaladii labadii cisho ee u dambeysay ka dhacay deegaanada Xawaala Xuseen ,Ceel Hareeri iyo Garas Magan lagu dilay boqol maleeshiyaad ah.

Related posts

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026

Afhayeenka Wasaaradda Gaashaandhiga Cabdulaahi Cali Caanood ,ayaa sidoo kale caddeeyay  in ciidanka dowladda ee ku sugan Deegaanka Masaajid Cali gaduud ee Gobolka Shabeelaha dhexe ay aroornimadii saaka gubeen gaari Layla calaawi ah oo kooxda khawaarijta  Al-sh baab ay ka soo buuxiyeen Qaraxyo,iyagoo doonayaya in ay la beegsadaan mid ka mid ah fadhiisimaha Ciidanka ee  Degaankaas.

 Howlgalkaasi oo ay ka qeybgaleen Ciidanka dowladda iyo Ciidanka Degaanka ayaa warku intaa ku darayaa in ay barbar socdeen duqeeyn dhanka Cirka ah oo lala beegsaday kooxaha nabad-diidka ah.

Previous Post

Bukaanada ku jira Isbitaalka Xoogga oo maanta la gaarsiiyay kaalmo xoolo ah

Next Post

Maxay ku heshiiyeen hey’adaha sirdoonka Soomaaliya iyo Itoobiya? + Sawirro

Next Post
Maxay ku heshiiyeen hey’adaha sirdoonka Soomaaliya iyo Itoobiya? + Sawirro

Maxay ku heshiiyeen hey'adaha sirdoonka Soomaaliya iyo Itoobiya? + Sawirro

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

Dr. Khadar Xaaji Daahir oo ka warbixiyay Heshiis lala galay Shirkadaha qaadaya Xujayda Soomaaliyeed

February 19, 2026
0

Madaxa xafiiska arrimaha Xajka ee Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Islaamka XFS, Dr. Khadar Xaaji Daahir, ayaa ka warbixiyay heshiis cusub...

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

Tartamayaasha Kaaraan oo caawa u gudbay wareegga Labaad ee tartanka

February 19, 2026
0

Tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan oo galay sanadkii Lix iyo tobnaad oo ay qabaneyso Warbaahinta Qaranka, isla markaana si toos ah...

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

Wasiirka Warfaafinta oo si rasmi ah u furay tartan cilmiyeedka bisha Ramadaan ee Warbaahinta Qaranka

February 18, 2026
0

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Daa’uud Aweys Jaamac ayaa si rasmi ah caawa u daah-furay tartan...

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

Senator Xasan Kobac oo deeq raashin ah gaarsiiyay qoysas danyar ah

February 18, 2026
0

Senator Xasan Iidow Muxumed Kobac ayaa deeq raashiin afur ah u qeybiyay qoysas danyar ah oo ku nool Gobolka Banaadir,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In