Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Ganacsiga oo Hay’adda UNIDO ka guddoontay agab loogu talagalay ka hortagga faafitaanka COVID-19 “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Ganacsiga oo Hay’adda UNIDO ka guddoontay agab loogu talagalay ka hortagga faafitaanka COVID-19 “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane. Cabdicasiis Ibraahim Aadan, ayaa hay’adda Qaramada Midoobay u qaabilsan horumarinta Warshadaha ee UNIDO, ka guddoomay afar kun oo xabbo oo Af-saab ah (Facemask) oo loogu talo-galay in ay isticmaalaan shaqaalaha Wasaaradda si loogga hor-tago faafitaanka cudurka COVID-19.

Af-saab-yadan (Facemask), ayaa ah kuwo lagu farsameeyey waddanka gudahiisa, waxaana lagu fududeeyey barnaamijka horumarinta Ganacsatada ee bartamaha iyo koonfurta Soomaaliya ee EDU’s oo tobabaro, la-talin iyo suuq-abuur looggu sameeyo ganacsatada Soomaaliyeed, kaasi oo ay maal-galisay hay’adda dhinaca Iskaashiga u qaabilsan Talyaaniga.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Barnaamijkan, ayaa ujeedkiisu yahay siddii loo dhiiri-gelin lahaa Warshadeynta dalka iyo kor-u-qaadista wax-soo-saarka si loogga maarmo in dalka dibaddiisa wax laga soo dhoofsado.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Ganacsiga Mudame Cabdicasiis Ibraahim Aadan oo agabkan ku guddoomay xafiiskiisa, ayaa hay’adda UNIDO iyo hay’adda Iskaashiga u qaabilsan Talyaaniga uga mahadceliyey inay deeqdan soo gaarsiiyeen wakhti ku munaasib ah oo baahi badan loo qabay, waxaana uu ku boggaadiyey wada-shaqeynta dhow ee ay la lee yihiin Wasaaradda iyo weliba sidoo kale taageeradooda dalka.

Previous Post

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka dalka oo xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya

Next Post

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Prof. Maxamed Cabdi Gaandi

Next Post
Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Prof. Maxamed Cabdi Gaandi

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida Prof. Maxamed Cabdi Gaandi

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In