Saturday, October 10, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Gargaarka XFS oo maanta deeq gaarsiisay Cisbitaalka dhimirka Xabeeb

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Gargaarka XFS oo maanta deeq gaarsiisay Cisbitaalka dhimirka Xabeeb
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda gargaarka iyo maareynta masiibooyinka Xukumadda Federaalka Soomaaliya ahna kusimaha Wasiirka Xildhibaan Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa maanta deeq raashin oo ka kooban Bur, Bariis Sokor Saliid Timir Bustooyin iyo shandarooyinka laga xero kaneecada gaarsiiyay cisbitaalka dhimir Dr xabeeb ee Magaalada Muqdisho,
Cabdiraxmaan Xasan Cawaale Dr Xabeeb ayaa ka mahadceliyay deeqdaan waxaana uu sheegay in ay bilaw utahay gargaarka ay u baahnaayeen dadka dhimir la’a ee ku jira Cisbitaalka ,waxaana uu intaa ku daray in Wasaaradda gargaarka ay uga soo jawaabtay si dhaqso .

“ Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Masiibooyinka XF Soomaaliya waxa ay baaqeyna uga soo jawaabtay 48 sacaadod gudahooda waxaana uga mahadcelineynaa agabyada kale duwan ee inoo keentay hase yeeshee wali waa u baahanhay gargaarka dadka Soomaaliyeed meel wabo oo ay joogaan” sidaas waxaa yiri Cabdiraxmaan Xasan Cawaale Dr Xabeeb.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Wasiir Cabdirashiid Maxamuud Xasan ayaa sheegay in Wasaaradu ay u taagantahay in la garab istaago dadka baahiyaha gaarka qabo islamarkaana ay ka warqabi doonaan bukaanada ku jira Cisbitaalka qeybtaan ay tahay biloow.

“Dowladda iyo xukumaddiba waxaa ay u taaganyihiin inay ka jawaabaan baahiyaha bulshada, qeybtaan maanta ay keenay waa bilaaw ,waana ka warqabi doonaa xaalada dadka dhimirka la’a ee ku jira Cisbitaalada Dr xabeeb, waana u mahadcelineynaa sida uu bulshada Soomaaliyeed ugu adeegay” ayuu yir wasiir ku xigeenka Wasaaradda gar garaka Cabdirashiid Maxamuud Xasan.

Labo maalin ayaa laga joogaa markii uu baaq ku aadan in laga jawaabo baahiyaha heysta dadka dhimirka la’ ee ku nool magaalada Muqdisho ka dib munaasabad lagu xusayay maalinta Caalamiga ee Xanuunka dhimirka oo lagu qabtay Magaalada Muqisho taasi oo ku beegneyd 12 octobar ee bishaan.

Previous Post

Md. Farmaajo oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyay maalinta Calanka.

Next Post

Ra’iisulWasaare ku-xigeenka dalka oo furay shirka wadatashiga dhammeystirka Siyaasaddaqaran ee deegaanka

Next Post
Ra’iisulWasaare ku-xigeenka dalka oo furay shirka wadatashiga dhammeystirka Siyaasaddaqaran ee deegaanka

Ra’iisulWasaare ku-xigeenka dalka oo furay shirka wadatashiga dhammeystirka Siyaasaddaqaran ee deegaanka

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In