Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Haweenka oo qabatay kulan looga hadlayay xuquuqul insaanka “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Haweenka oo qabatay kulan looga hadlayay xuquuqul insaanka “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulankaan oo ay ka qeyb galeen qeybaha kala duwan ee bulshada saraakiisha lamaha amniga iyo madaxda Wasaaradda haweenka ayaa looga hadlay talo soo jeedintii labaad ee dib u eegista xuquuqul insaanka caalamka oo sannadkaan diyaarisay Soomaaliya.

Agaasinka Xuquuqul Insaanka Wasaaradda Haweenka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Axmed Cabdi Cumar ayaa sheegay qodobada ugu muhiimsan ee kulankaan looga hadlay iyo arrimaha ugu badan ee talo soo jeedinta laga sameeyay oo uu tilmaamay inay qaadanayaan.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Xubnihii kulanka joogay ayaa si wanaagsan uga dooday talo soojeedintaan xuquuqul insaanka caalamka, iyagoo isku qeybiyay koox koox si ay uga hadlaan muhiimadda arrintaan.

Wasiirka haweenka iyo horumarinta xuquuqul insaanka Xukuumadda Soomaaliya Marwo Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay in Soomaaliya sannadkaan heerkii ugu wanaagsanaa ay ka gaartay arrimaha xuquuqul insaanka, ka wasaarad ahaanna ay waxbadan ka qabteen u doodista xuquuqul insaanka.

Inkastoo ay dhacaan dhibaaatooyin la xiriira  xuququl Insaanka ayaa haddana Wasaaradda Haweenka waxa ay dadaal dheeri ah ugu jirtaa sameynta sharciyo adag oo dhanka xuququl insaanka lagu ilaalinayo.

hh vlcsnap-2016-04-21-20h38m36s74 vlcsnap-2016-04-21-20h38m46s170  vlcsnap-2016-04-21-20h39m09s146 vlcsnap-2016-04-21-20h39m16s218  vlcsnap-2016-04-21-20h40m00s135 vlcsnap-2016-04-21-20h40m10s233 vlcsnap-2016-04-21-20h40m32s214 vlcsnap-2016-04-21-20h40m41s42 vlcsnap-2016-04-21-20h41m16s143

Previous Post

Guddoomiyayaasha degmoyinka gobolka iyo taliyayaasha Saldhigyada Booliska oo tababar loo soo xeray+SAWIRRO

Next Post

Ku simaha Madaxweynaha oo la kulmay Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya “SAWIRRO”

Next Post
Ku simaha Madaxweynaha oo la kulmay Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya “SAWIRRO”

Ku simaha Madaxweynaha oo la kulmay Safiirka Mareykanka u fadhiya Soomaaliya "SAWIRRO"

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In