Tuesday, October 13, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda haweenka oo qabatay kulan looga tashanayay sharciga ka hortaga xadgudubyada kufsiga “SAWIRR”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda haweenka oo qabatay kulan looga tashanayay sharciga ka hortaga xadgudubyada kufsiga “SAWIRR”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Haweenka iyo xuquul insaanka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta qabatay kulan looga tashabayo hindise sharciyeedka ka hortagga xadgudubka kufsiga oo ay soo diyaarisay Wasaaradda, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho.

Kulankani ayaa waxaa ka qeyb galay xubno ka socday Wasaaradaha Xukuumadda, culimaaโ€™udiin, haween iyo qeybaha kala duwan ee bulshada.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026

Kulanka oo ahaa mid hal maalin ah ayaa looga tashanayay Hindise sharciyeedka ay Wasaaradda soo diyaarisay, iyadoo intii uu socday kulanka la isku dhaafsaday aaraah ku saabsan hindise sharciyeedka ka hortagga xadgudubka kufsiga, waxaana madaxda Wasaaraddu ay balan qaadeen in tallooyinka ay dhiibteen qeybaha bulshada lagu biirin doono Hindise sharciyeedka.

Wasiirka Wasaaradda Haweenka iyo xuquuqul insaanka ee xukuumadda Soomaaliya Sahro Maxamed Cali Samatar ayaa sheegtay in sharcigan ay horgen doonto golaha Wasiirada, si loo meel mariyo, waxaana ay ka qeyb galayaasha uga mahadcelisay tallooyinka ay soo jeediyeen, ayna xustay in lagu dari doono sharcigan.

Wasaaradda haweenka iyo Xuquuqul insaanka ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa wadda dadaalo ku aadan sidii lagu heli lahaa sharci u dooda xuquuqda haweenka, si looga hortago tacayadiyada kala duwan ee loo geysto.

IMG_2023 IMG_2024 IMG_2025 IMG_2026 IMG_2027 IMG_2028 IMG_2029 IMG_2030 IMG_2032 IMG_2033 IMG_2034 IMG_2036 IMG_2037 IMG_2038 IMG_2039 IMG_2041 IMG_2043 IMG_2044 IMG_2045 IMG_2046 IMG_2047 IMG_2048 IMG_2053 IMG_2057 IMG_2058 IMG_2059 IMG_2060 IMG_2063 IMG_2067 IMG_2069

ย Sawir Qaade:- Maxamed Cabdiweli Maxamed

Previous Post

Dowladda Soomaaliya oo WFP u cusbooneysiisay heshiis ay uga howlgaleyso dalka

Next Post

Dood Cilmiyeed loogu hadlayay iska dhexgalka bulshada oo lagu qabtay Koonfur Afrika “SAWIRRO”

Next Post
Dood Cilmiyeed loogu hadlayay iska dhexgalka bulshada oo lagu qabtay Koonfur Afrika “SAWIRRO”

Dood Cilmiyeed loogu hadlayay iska dhexgalka bulshada oo lagu qabtay Koonfur Afrika "SAWIRRO"

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐ฑ๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐จ๐จ ๐Ÿ๐ฎ๐ซ๐ž๐ฒ ๐’๐ก๐ข๐ซ๐ค๐š ๐’๐š๐๐๐ž๐ฑ๐š๐š๐ ๐ž๐ž ๐๐ฎ๐ฅ๐ฌ๐ก๐š๐๐š ๐๐š๐ซ๐ข๐ ๐š ๐€๐Ÿ๐ซ๐ข๐ค๐š

October 12, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furay Shirka Saddexaad ee Bulshada...

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

MADAXWEYNE XASAN SHEEKH OO KA QAYB GALAY MUNAASABADDA QARAN EE XUSKA MAALINTA CALANKA

October 12, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad heer qaran ah oo si maqaam sare...

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hayโ€™adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In