Friday, October 2, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Hawlaha Guud, oo shir layeelatay shirkadaha ka shaqeeya dhismaha ee Gobolka Banaadir

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Hawlaha Guud, oo shir layeelatay shirkadaha ka shaqeeya dhismaha ee Gobolka Banaadir
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska iyo Guriyeynta DFS ayaa maanta shir layeelatay shirkadda kashaqeeya dhismaha ee Gobolka Banaadir.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda howlaha guud ee Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Xasan Ismaaciil, Agaasimaha Guud Eng. Maxamed C/qaadir Yariisow, Agaasime waaxeedyada Guriyeyn, Dib u dhiska, Qorshaynta, iyo Wakiilada Shirkadaha Dhismaha ayaa ka sooqayb galay Kulanka.

Related posts

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026

waxaa ujeeddada ugu wayn ee shirka ahayd sidii looga qayb qaadan lahaa Barnaamijka Isxilqaan ee Madaxda sare ee Dalka ay kudhawaaqeen & sidii Wasaaradda hawlaha Guud & Shirkadaha Kashaqeeya Dhismaha ay u wada Shaqayn lahaayeen.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Hawlaha Guud Eng. Maxamed C/qaadir Yariisow ayaa ugu horayntii Furay Shirka Waxaa uuna sheegay in ilaa 15 Marshruuc Oo Barnaamijka Isxilqaan ah dhowaan laga fulin doono Dalka uuna kaduwanyahah Mashaariicdii hore, Iyadoona Qaab iskaa Wax u qabso ah & Iskaashi Dhanka Dawladda & Shirkadaha dhismaha ah lagu fulin doono.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud, Dibu dhiska, & Guriyeynta DFS Jamaal Xasan Ismaaciil ayaa u mahadceliyey Madaxda Shirkadaha Kashaqeeya Dhismaha kasoo qayb galkooda shirkan.

Barnaamijka Isxilqaan ayuu kudhiirigaliyey inay qaybtooda kaqaataan Sharkadaha Dhismaha ee dalka waxa uuna Sheegay in Shirkadaha Iska diiwaan galiyey Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib u dhiska & Guriyeynta ay Muhiimadda 1aad Ee Fulinta Mashaariicdaasi ay leeyihiin.

Ugu Dambayntii Qaar kamid ah Shirkadihii Kasooqayb galay Shirka ayaa Kahadlay kulanka Waxayna dhamaantood Soodhoweeyeen Barnaaminkan Isxilqaan.

Previous Post

Agaasimaha cusub ee Wasaaradda Boostada oo xilka la wareegay “SAWIRRO”

Next Post

Shirka Siyaasadda Loo Dhanyahay Oo Looga Hadlay Dawlad-wanaagga iyo Doorashooyinka 2020 “SAWIRRO”

Next Post
Shirka Siyaasadda Loo Dhanyahay Oo Looga Hadlay Dawlad-wanaagga iyo Doorashooyinka 2020 “SAWIRRO”

Shirka Siyaasadda Loo Dhanyahay Oo Looga Hadlay Dawlad-wanaagga iyo Doorashooyinka 2020 "SAWIRRO"

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

Wasiirka Waxbarashada XFS oo kulan la qaatay Wasiir Ku-xigeenka Waxbarashada Turkiga

October 1, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa Ankara kula kulmay Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Waxbarashada Türkiye,...

SoDMA oo  kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

SoDMA oo kulanka ansixinta Qaab-dhismeedka Soo-kabashada isugu yeertay Hay’adaha Dowladda JFS

October 1, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA) ayaa magaalada Muqdisho ku qabatay kulan ay isugu yeertay Wasaaradaha iyo Hay’adaha Dowladda Federaalka...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In