Saturday, October 17, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Howlaha Guud oo dib u howlgalisay sheybaarka lagu hubinayo Tayada Qalabka Dhismaha

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Howlaha Guud oo dib u howlgalisay sheybaarka lagu hubinayo Tayada Qalabka Dhismaha
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Howlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta waxaa ay Maanta xariga ka jartay sheybaarka lagu hubinayo Tayadda Qalabka Dhismaha mudo 25 kadib ah.

Waxaa sheybaarkan sidii lagu hirgalin lahaa Wasaaradda Howlaha Guud ka shaqeyneysay mudo labo sano ah kaas oo horay u burburay.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

Sheybaarka ayaa ka kaaban qeybo kala duwan oo ay kamid yihiin qeybtii lagu hubin lahaa Bulukeetiga iyo tayadiisa, qeybta loogu tala galay Shamiitadda inay tahay mid dhacday ama mid nadiif ah, Laamiga tayadiisa iyo wixii la mid ah.

Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud Eng. Saalax Sheekh Cismaan ayaa sheegay intani ay mudooyinkaanba ka shaqeynayeen balse Maanta ay ku guuleysteen.

“Waxaan helny maanta Sheybaar waxaana ay nagu qaadatay inaan hirgalino wax badan labo sano” ayuu yiri wasiirka Howlaha Guud.

Wasiir Saalax Sh. Cismaan ayaa sheegay inay ugu baaqayaan Shirkaddaha qaabilsan qalabka Dhismaha inay wasaaradda iska soo diiwaan galiyaan si loo  hubiyo  tayadda qalabka Dhisamaha ee Dhisitaanka Guryaha loo adeegsanayo.

Sheybaarka Hubinta qalabka Dhismaha ayaa Wasaaradda Howlaha Guud Horay u lahaan jirtay balse waxaa uu ku burburay Dagaaladdii Dalka ka dhacay.

vlcsnap-2016-12-17-12h07m09s162vlcsnap-2016-12-17-12h07m17s236vlcsnap-2016-12-17-12h07m22s39vlcsnap-2016-12-17-12h07m28s94

vlcsnap-2016-12-17-12h07m48s29vlcsnap-2016-12-17-12h07m56s118vlcsnap-2016-12-17-12h08m02s175vlcsnap-2016-12-17-12h08m11s242vlcsnap-2016-12-17-12h08m18s76vlcsnap-2016-12-17-12h08m26s160vlcsnap-2016-12-17-12h08m38s23

Previous Post

Ogaysiis:- Fursado Shaqo Oo Ka Bannaan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya

Next Post

Biyo la’aan baahsan oo soo wajahday Xoolo-dhaqatada Gobolka Bakool+Sawirro

Next Post
Biyo la’aan baahsan oo soo wajahday Xoolo-dhaqatada Gobolka Bakool+Sawirro

Biyo la’aan baahsan oo soo wajahday Xoolo-dhaqatada Gobolka Bakool+Sawirro

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In