Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Maaliyadda Galmudug oo dhageysatay tabashooyin ay qabeen ganacsatada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Maaliyadda Galmudug oo dhageysatay tabashooyin ay qabeen ganacsatada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Wasaradda Maaliyadda ee Dowlad Goboleedka Galmudug Farxaan Cali Maxamuud ayaa kulan wadatashi la xiriira hannaanka dib-u-hagaajinta canshuuraha Galmudug kula qaatey magaalada Samareeb ee xarunta Maamulka, qaar ka mid ah ganacsatada Galmudug oo isaga yimid ilaa dhowr magaalo.

Qorshaha kordhinta dakhliga gudaha oo dhowrkii bilood ee ugu dambeeyay dhaqangelintiisu socotay ayaa keenay culeesyo dhaqaale oo saameyn ku yeeshey qiimaha lakala siisto maciishadda iyo in uu yaraado dhaq-dhaqaaqa gaadiidka oo si siman ay u saameysay lacagta canshuur ahaanta loo saarey dhamaanba dhinacyadaasi, Waxaana kulankan lagu lafo gurey habka ugu wanaagsan ee Ganacsatada iyo Wasaaradda Maaliyadda uga wada-shaqeyn karaan bixinta canshuurta ku waajibtay gaadiidka iyo agabka ay sidaan, si waafaqsan nidaamka iyo shuruucda u dagsan Wasaaradda Maaliyadda Galmudug.

Related posts

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026

Kulankan ayaa si qoto dheer looga dhageystay Ganacsatada iyo gaadiidleyda tabashada ay qabaan ee la xiriira hannaanka canshuuraha Gudaha, gaar ahaan cabashooyinka haatan taagan ee ka dhashey canshuurta lagu soo rogey raashinka oo badal ka ah qidmaddii la joojiyey ee hore looga qaadi jiray goobaha ganacsiga.

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka oo ka warbixisay xaaladihii ugu dambeeyay COVID-19 ee Dalka

Next Post

Koox hubeysan oo wariye Jamaal Faarax ku dilay waqooyiga Gaalkacyo

Next Post
Koox hubeysan oo wariye Jamaal Faarax ku dilay waqooyiga Gaalkacyo

Koox hubeysan oo wariye Jamaal Faarax ku dilay waqooyiga Gaalkacyo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

Guddoomiyaha G/Shacabka BJFS oo la kulmay Saraakiishii isku furay Muqdisho iyo Baydhabo

April 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan muhiim ah xarunta Madaxtooyada...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In