Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Maaliyadda ee Xukuumadda Fadaraalka Soomaaliya Prof: Cabdullaahi Sheekh Cali “Qalloocoow” ayaa faah faahin ka bixiyay mashaariicda horumarineed ee ay waddo Wasaarada Maaliyadda, kaasi oo laga hirgelinayo dhamaaan deegaannada Dowlad Goboleedka dalka ka dhisan.
Wasiir ku-xigeenka oo la hadlay Radio Muqdisho ayaa sharxay socdaal uu dhawaan ku tegay deegaannada Dowlad Goboleedyada Galmudug iyo Puntland, halkaasi oo ay ka hirgeliyeen mashaariic horumarineed oo loogu adeegayo bulshada deegaannadaasi ku nool.
Hadaba halkan ka dhageyso Wareysiga oo dhameystiran.