Monday, October 5, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta oo kula wada tashi ah la yeelatay Ururrada Bulshada Rayidka

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Dowladda Soomaaliya oo War-saxaafadeed ka soo saartay heshiis la sheegay in lala galay Shirkadda SKA
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wadashigan Wasaaradda Qorsheynta  ee Dowladda Faderaalka Somaaliya ay la yeelatay  Ururada Bulshada Rayidka ayaa ku qotomo dar dargalinta diyaarinta Qorshaha Horuamrinta  Sagalaad ee dalka uu yeelanao, kaas oo wadatashi lagala yeelanayo dhamaan Umadda Soomaaliyeed meel walbo ay joogan.

Related posts

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026

La taliaha Wasaaradda Qorsheynta Abuukar Saneey ayaa sheegay in qorshahan uu yahay mid muhiim ah.

“Maanta waxaan kala hadlaynay urarada bulshada rayidka qaabkii aan u bilaabi lahayn diyaarinta qorshaha horumarinta Qaranka iyo qaabkii ay wadatashig uga qeyb qaadan lahaayen bulshada oo dhan, waxayna noosoo gudbiyeen qodabo muhiim ah kuwaas oo dhaxal u ah Ummadda Soomaaliyeed” ayuu yiri Abuukar Saneey.

Ururada Bulhshada rayidka ee ka qeybgalay wadatahsigan ayaa soo bandhigay talooyinku aadan qorshaha Horumarinta Qaranka,  qaabka loo bilaabi lahaa wadatashigiisa iyo hanaanka lagu eegayo qeybaha kala duwan ee tiirarka qorshaha ka kooban yahana lagu dhax muujiyo ahmniyada dalkeena.

Wasaaradda Qorsheynta, Maalshiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha dalka ayaa wado wadatashi ku aadan diyaarinta Qorshaha Horumarinta Qaranka Soomaaliyeed, kaas oo qorshahii sagaalad oo ay dowladda Soomaaliya ay yeelato tan iyo dowladdii dhaxe, waana talaabooyin muujinayo hanaanka dowladnimo.

W/Q: Abdirashiid Nur Ibraahiim.

Previous Post

Guddiga doorashada Puntland oo soo saaray shuruudaha Madaxweynaha iyo Ku Xigeenkiisa

Next Post

Ra’iisul wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda iyo Dekadda Muqdisho “SAWIRRO”

Next Post
Ra’iisul wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda iyo Dekadda Muqdisho “SAWIRRO”

Ra’iisul wasaare Khayre Oo Kormeeray Wasaaradda Maaliyadda iyo Dekadda Muqdisho "SAWIRRO"

Wasiiru-dowlaha  Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda iyo Safiirka Qatar oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa maanta...

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

Wasiiru-dowlaha Arrimaha Dibadda Oo Qaabilay Safiirka Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya

October 4, 2026
0

Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cali Maxamed Cumar (Cali Balcad), ayaa xafiiska...

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

Galmudug oo digniin kasoo saartay roobab dabeylo wata oo lafilayo inay dalka ka da’aan

October 4, 2026
0

Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha ee Galmudug, gaar ahaan Waaxda Hydrometeorology, waxay soo saartay saadaasha roobabka ee muddada 04 ilaa...

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

Wasiirka Tamarta Galmudug ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta

October 4, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Galmudug, Mudane Abdullaahi Maxamed Daahir, ayaa kulan shaqo la qaatay Madaxa Mashaariicda Tamarta...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In