Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta oo kulan wadatashi ah la yeelatay Warbaahinta Madaxbanaan iyo kuwa dowliga ah “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta oo kulan wadatashi ah la yeelatay Warbaahinta Madaxbanaan iyo kuwa dowliga ah “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wadatashigan  ayaa ah mid looga hadlayay qorshaha Horumarinta Qaranka  Sagaalaad (QHQ9)  iyadoo ay ka qeybgaleen Madaxda Warbaahinta Madaxa bannaan, Kuwa Dowliga ah iyo Masuuliyiinta  Wasaaradda Qorsheynta

Ujeedada kulanka wadatashiga  ayaa ahaa sidii bulshada Soomaaliyeed  loo gaar siin lahaa tubaha  uu ka kooban yahay  qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad, waxaana 19 12.2018  uu daahfuray qorista  Ra”iisul Wasaaraha Xukumadda Soomaaliya  Mudane Xasan Cali Khayre iyo  Wasiirka WaraasaraddaQorsheynta Mudane Gamaal Maxamed Xasan .

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wadatashigan  ayaa laysku weedaarsaday  qaabka ugu wanaagsan xogta loo gaarsiin karo Umadda isla markaana warbaahinta ay xog dhaxal gal ah ay uga hesho qorshaha horumarinta qaranka.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Qorsheynta  Asad Yusuf Qanyare ayaa warbaahinta madaxdooda u sharaxay tubaha  uu ka kooban yahay Qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad, isla markaana  su’aalaha uga jawaabay Madaxda Warbaahinta goobjooga ka ahayd  wadatashiga.

Qorshaha Horumarinta  Qaranka Sagaalaad (QHQ9) wuxuu xoogga saarayaa sida ugu wanaagsan  ee loo yarayn lahaa saboolnimada (interim Poverty Reduction Strategy compliant iPRSP) iyo in dowladda soomaaliyeed yeelato Qorshe Horumarineed oo ku salaysan yaraynta saboolnimada  isla markaana waxuu door  shariif ah ka qaadanayaa  deyn cafiska soomaaliya.

Qorshaha Horumarinta Qaranka sagaalaad ayaa laga shaqeyn doonaa sanadkaaniyada oo wadatashi lagala yeelan doono Hay’adaha dowladda,Dowlad-Gobaleedyada, Baarlamaanada,  ururada bulshada Rayidka iyo Ganacsatada.

Previous Post

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka socotay Dalka Qatar “SAWIRRO”

Next Post

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Guddiyada Caleemasaarka “SAWIRRO”

Next Post
Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Guddiyada Caleemasaarka “SAWIRRO”

Madaxweynaha Puntland oo Kulan La Qaatay Guddiyada Caleemasaarka "SAWIRRO"

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In