Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo gaadid ku wareejisay qaar ka mid ah Hay’addaha Dowladda

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta XFS oo gaadid ku wareejisay qaar ka mid ah Hay’addaha Dowladda
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Qorsheynta Maagashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS ayaa maanta gaadiid ku wareejisay  wasaaradaha Maaliyadda, Xannaada Xoolaha iyo Xafiiska Deeegaanka ee hoos taga Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha. Wareejinta gaadidkaan oo ah shan (5) gaari ayaa qayb ka ah hirgalinta mashruuca Biyoole oo si habsamileh uga socda Maamul Goboleedyada Galmudug, Puntland iyo Koofur Galbeed, halka Soomaliand  la filayo in uu ka dhaqan gali-doona  mustaqbalka dhow Mashruuca Biyoole.

Waxaa hada lasoo  gebo-gabeey wajiga 1-aad oo dhinac Puntland oo 6 goobaad oo biyo celin laga samaynayo iyo afar goon-biyood oo la dayac tirayo. Halka Galmudug iyo Koofur Galbeed ay mar dhow la ambaqaadi doono  asteenta goobaha biyo celinta laga samaynayo.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026

Agaaasimaha Guud ee Wasaaradda  Qarheynta Qaranka Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan ayaa ku wareejiyay mas’uuliyiinta Hay’adahan kor ku xusan gaadiidka qaybtii ay lahaayeen, asagoo carrabka ku adkeeyey in mashruuca Biyoole hirgalintiisa oo hada si xawli leh ku socda, Sidoo kale wuxuu hoosta ka xariiqay laga  marxaladahii iyo heerar kala m gedisan eebow soo maray, maantana uu kaalin weyn ka qaatay dhanka shaqo abuurka, xoojinta hay’adaha Dowligaa iyo horumarinta biyaha.

Ujeedka  aan ka leenahay Mashruucan  waa horumarinta biyaha, iyo xoojinta tayada  hay’adaha dowladda, si wax ku ool ahna aan uga faa’iideysano roobabka isla mar ahaantaas ceshano  biyaha togaggu wadaan xilliyada roobka.

Waxaa sidoo kale wax laga qaban doonaa baahida biyaha deegaannada aan toggagga lahayn balse leh fursad biyo celin ama biyo soo saarid, tasoo ahmiyadd u leh umaddeena.

Mashruuca Biyoole ayaa tusaale u noqan-doona  mashaariicda laga hirgeliyo Soonaaliya maadaama laga gaaray guulo hordhac ah oo ku aaddan waxkaqabadka baahida horumarineed ee bulshada.

Agaasimaha Guud ee Wasaaradad Qorsheynta Qaranka ayaa u mahadceliyey dhiggiisa Wasaaradda Maaliyadda, Agaasime Saleebaan Cumar  kaas oo la’aantiis ayna dhacdeen shaqooyinka qabsoomay, iyo guulaha laga gaaray Mashruuca Biyoole hirgalintiisa.

Tags: Wasaaradda Qorsheynta XFS oo gaadid ku wareejisay qaar ka mid ah Hay'addaha Dowladda
Previous Post

Tirada kiisaskii u dambeeyay cudurka COVID-19 ee dalka

Next Post

Guddoomiye Mursal oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Next Post
Guddoomiye Mursal oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Guddoomiye Mursal oo hambalyo u diray Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In