Monday, September 28, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Qorsheynta XFS oo wadatashi la yeelatay Ururada Bulshada rayidka Jubbaland “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Qorsheynta XFS oo wadatashi la yeelatay Ururada Bulshada rayidka Jubbaland “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Kulanka wadatashiga ayaa qeyb ka ah Qorshaha horumarinta Qaranka Soomaaliyeed oo ahmiyad ballaraan u leh dalkeena Soomaaliya, waxaana kulanka ka qeybgalay Xoghayaha joogtada Wasaaradda Qorsheynta, Mas’uulayiin ka tirsan Maamaulka Jubbaland, Urarada bulshada rayidka iyo Quburo ku xeeldheer arimahan.

 

Related posts

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026

Mudane Cabdulqaadir Maxamed Aadan Xoghayaha Joogtada Wasaaradda Qorsheynta, Maaligashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda dhaxe ayaa sheegay in wadatashigan muhiimad gaar ah u leeyahay dalka.

“Waxaan halkaan maalintii labaad nooga socda Wadatashiga Wareegga koowaad ee Qorshaha Horumarinta Qaranka Sagaalaad, waxaana maanta diirada saaraynaa maraaxil fara badan oo ku cad waxyaabaha aan dooneyno si dalkeenu u guuleysto, waxaana sharaf noo ah in muhiimadeheena aan ku cadeyno qorshaha taaso oo ahmiyad u leh dalka, Qorshahan hore waxaan ka baranay, in la darso wax qoran ee laga soo maray Qorshaha horumarinta Qaranka sagalaad, wareega kowaad ee hada halkan u joogna, waxaan qaadaynaa heerka saboolnimada aan ka joogna, midka labaad waxaa macquul ah in aad isku raacdaan in la yereeyo sabooolnimada, waa in la kordhiyaa wax soo saarka, waxyaabaha muhiimada leh ayaan kala qaadano see u kala hormarinaa, waa in aan ku xirnaa dhaqaale raadin, iyadoo la eegayo wax ku baxayo iyo sida loogu xalin lahaa’.  ayuu yari Xoghyaha Joogtada ah ee Wasaaradda Qorsheynta.

Guddoomiyaha Ururada Buslahda Rayidka Jubbaland Cabdulaahi Sheekh Shaafici waxa uu sheegay in urarrada bulshada rayidka ay soo dhaweenayaan in la dhageysto afkaartooda, taasoo muujinayso in dalka horumarkiisa laga qeyb qaato.

Inta uu socday Kulanka ayaa waxaa si wayn looga hadlay waxa ay tahay Saboolnimada, sida loo yaren karo Saboolnimada iyo geedi socodka deyn cafiska Soomaaliya oo meel wagaansan marayso.

Ururada bulshada rayidka iyo qubrada Wasaaradda Qorsheynta ayaa wada falanqeeyay waxa ay tahay saboolnimada hanaanka loo yaren karo, tiirarka uu ka kooban yahay qorshaha horuamrinta Qaranka, Sida Tubta Siyaasada loo dhan yahay, Tubta Dhaqaalaha, Tubta Amniga, Tubta Arrimaha Bulshada, Tubata Deeganka iyo khayraadka dabiiciga ah.

Bulshada ka qeybgalay Wadatahsiga Qorshaha horumarinta Qaranka Sagaalaad ayaa koox koox u qeybsanaa waxaana ay soo bandhigeen talooyin horusocod ku leh geeddi socodka Qorshaha iyo horumarka guud ee dalka.

Previous Post

Madaxweynaha Puntland oo Golaha Wakiillada Horgeeyey Golaha Wasiirada Cusub ee Puntland “SAWIRRO”

Next Post

Maxaabiis ku xiran Xabsiga dhexe oo la guddoonsiiyay shahaadooyin kadib markii ay barteen xifrado kala duwan

Next Post
Qarax ka dhacay Xabsiga Dhexe

Maxaabiis ku xiran Xabsiga dhexe oo la guddoonsiiyay shahaadooyin kadib markii ay barteen xifrado kala duwan

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

Hay’adda SoDMA oo diyaarisay motooro loogu talagalay in biyaha lagu dhuuqo

September 27, 2026
0

Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), oo kaashanaysa Wasaaradda Gargaarka iyo Maareynta Musiibooyinka ee Jubbaland, ayaa diyaarisay 10 matoor oo...

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

𝐒𝐨𝐃𝐌𝐀 𝐢𝐲𝐨 𝐇𝐚𝐲’𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐐𝐚𝐱𝐨𝐨𝐭𝐢𝐠𝐚 𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐨𝐨 𝐤𝐚 𝐰𝐚𝐝𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐬𝐚𝐚𝐦𝐞𝐲𝐧𝐭𝐚 𝐄𝐥 𝐍𝐢ñ𝐨

September 27, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Hay’adda...

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

JSP oo Dugsiga Sare ee Mudug ka wada ololaha doorashada

September 27, 2026
0

Xubno ka tirsan Ururka Caddaaladda iyo Wadajirka ee JSP ayaa ololaha doorashada ka sameeyay xarunta Dugsiga Sare ee Mudug, iyagoo...

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

Xukunka Askari dilay Muwaadin Soomaaliyeed

September 27, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Dable Xoogga Cabdi Aadan Ibraahim oo lagu naaneyso “Soddon” , ayaa lagu eedeeyey Dilka Marxuum Yuusuf Axmed Cabdi oo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In