Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Tamarta&Khayraadka Biyaha XFS oo Muqdisho ku qabatay shir ku saabsan dib u eegista adeegga Fayadhowrka Biyaha+sawirro)

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Tamarta&Khayraadka Biyaha XFS oo Muqdisho ku qabatay shir ku saabsan dib u eegista adeegga Fayadhowrka Biyaha+sawirro)
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Waxaa magaalaad Muqdisho maanta ka dhacay shir ay soo qaban qaabisay Wasaaradda Tamarta iyo khayraadka Biyaha Soomaaliya,ayna ka qeybgaleen mas’uuliyiin ka kala socday heer federaal iyo heer dowlada Goboleed,sida wasaaradaha Caafimaadka,waxbarashada,Tamarta iyo Khayraadka Biyaha iyo Hay’ado samafal,kuwaasi oo dhamaan tooda bahwadaag dhanka wada shaqeynta ah la ah Wasaaradad Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Dowladda Soomaaliya.

Ujeedka Shirkan oo sanadkiiba 2 mar uu qabsoomo ayaa ahaa dib u eegista howlagha guud ee wasaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha, gaar ahaan howlaha adeega faydhowrka ee 6 bilood ee la soo dhaafay.

Related posts

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026

Shirkan waxaaa guddoominayaya agaasimaha guud ee wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaah Soomaaliya Mudane Cabdiwaaxid Ibraahim Axmed,iyadoo intii u shirkaasi socday lagu falanqeeyey qorshayaasha sanadkan ee wasaradda,gaar ahaan waxaa uu ku saabsanaa dib u eegista howlaha Faydhowrka ee 6 bilood ee la soo dhaafay.

Wasaaradaha iyo Hay’adaha shirkan qeybta ka ahaa,wadashaqeyntana kala dhexeyso wasaaradad Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Soomaaliya ayaa dhankoodi soo bandhigay wixii uga qabsoomay,howlahaasi gaar ahaan mashruuca (Wash) ama howlaha adeega Faydhowrka Biyaha,waxaana maalgelinaysa Hay’adda UNICEF.

Wasaaradda caafimaadka ayaa ka quseeya mashruucan dhinaca Nadaafadda biyaha(Water Sanitation),halka wasaaradda waxbarashaduna ay ka soo galayso in ardayda iskuulaadku ay helaan biyo nadiif ah.

Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka biyaha Xukuumadda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta sidii loo horumarin lahaa adeegyada guud ahaan ay uga fadhiyaan shacabka Soomaaliyeed.

Previous Post

Somali Finance minister meets World bank and IMF officials in Washington

Next Post

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Danjire Daariq Cali Bakhiit.”Sawirro”

Next Post
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Danjire Daariq Cali Bakhiit.”Sawirro”

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Dalka Oo Xafiiskiisa Ku qaabilay Danjire Daariq Cali Bakhiit.”Sawirro”

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

𝐊𝐮𝐥𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐆𝐨𝐥𝐚𝐡𝐚 𝐖𝐚𝐬𝐢𝐢𝐫𝐫𝐚𝐝𝐚 𝐗𝐮𝐤𝐮𝐮𝐦𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐐𝐚𝐫𝐚𝐧 𝐨𝐨 𝐥𝐨𝐨𝐠𝐚 𝐡𝐚𝐝𝐥𝐚𝐲 𝐱𝐚𝐚𝐥𝐚𝐝𝐝𝐚 𝐠𝐮𝐮𝐝 𝐞𝐞 𝐝𝐚𝐥𝐤𝐚

October 8, 2026
0

Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankooda toddobaadlaha ah, ayaa lagu soo bandhigay warbixinno kala duwan oo...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚: 𝐌𝐚𝐚𝐧𝐭𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚 𝐰𝐚𝐱𝐚 𝐚𝐲 𝐝𝐢𝐲𝐚𝐚𝐫 𝐮 𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐢𝐧 𝐚𝐲 𝐟𝐮𝐫𝐭𝐨 𝐚𝐥𝐛𝐚𝐚𝐛𝐚𝐝𝐚 𝐦𝐚𝐚𝐥𝐠𝐚𝐬𝐡𝐢 𝐞𝐞 𝐝𝐮𝐧𝐢𝐝𝐮 𝐮 𝐛𝐚𝐚𝐡𝐚𝐧𝐭𝐚𝐡𝐚𝐲

October 6, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa galabta ka qeyb-galay xiritaanka Madasha Ganacsiga Soomaaliya iyo Midowga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In