Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa War-saxaafadeed ay soo saartay kaga jawaabtay dacaayad maalmihii la soo dhaafay lagu baahiyay baraha bulshada, taas oo gaf loogu geystay Wasiirka Wasaaradda Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye iyo guud ahaan Wasaaradda Warfaafinta Soomaaaliya .
War-saxaafadeedkii ka soo baxay Wasaaradda waxa uu u qornaa sidatan:
Halkan kala deg lifaaqa War-saxaafadeedka