Wednesday, April 1, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Warfaafinta XFS oo qabatay dood ku saabsan doorashooyinka+sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
6 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Warfaafinta XFS oo qabatay dood ku saabsan doorashooyinka+sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Doodan oo ku saabsan arrimaha doorashooyinka Dalka ayna soo qaban qaabisay Wasaaradda Warfaafinta XFS ayaa lagu qabtay xarunta wasaaradda.

Waxaa ka qeybgalay guddoomiyaha guddiga doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo yarey),Senator Xuseen Sheekh Maxamuud iyo Cadirashiid Khaliif Xaashi agaasimaha Machadka heritage oo ahaa guddiga dooda waday.

Related posts

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026

Dooda oo ahayd mud xiiso badan waxaa sidoo kale ka qeybgalayay oo kor joogto ka ahaa Wasiurka Warfaafinta XFS mudane Maxamed Cabdi Xayir(Maareeye) xildhibaano,aqoonyahanno,bulshada Rayidka suda haweenka,dhalinyarada,iyo sidoo kale xubno kale oo matalayay xisbiyada siyaasadeed ee dalka kajira.

Waxaa siweyn loo falanqeeyay suuro galnimada qaabka ay noqonkarta doorashada Dalka,kadib marka la dhameystiro shuruucda iyo habraacyada doorashooyinka dalka.

Dadwynihii ka qeybgalay dooda ayaa talooyinka kaladuwan soo jeediyay,sida ammaanka,dhaqaaale ahaan,in bulshada la wacyigeliyo lana fahamsiiyo nidaamka doorashada iyo kuwo kale.

Mudane Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo soo xirey doodan ayaa balanqaaday in masraxan wasaaraddu ay hirgelisay uu kulmi doono dhamaan hay’adaha dowladda iyo qeybaha bulshada.

  1.                            
Previous Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo ku dhawaad 30 Shabaab ku dilay Sh/hoose

Next Post

Golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Caasimadda dalka.

Next Post
Golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Caasimadda dalka.

Golaha Shacabka oo maanta kulan ku yeelanaya Caasimadda dalka.

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno u hoggaansamay baadda Khawaarijta

Ciidanka Hay’adda NISA oo howlgalo qorsheysan ka fuliyay Shabeellooyinka

March 31, 2026
0

Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay...

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

Xukka Qaranka Soomaaliya oo guul muhiih ah gaaray

March 31, 2026
0

Xulka Qaranka Soomaaliya ee kubadda cagta ayaa gaaray guul taariikhi ah kaddib ciyaar adag oo ay la yeesheen dhiggooda Mauritius,...

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha u Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo kulan yeeshay

March 31, 2026
0

Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta...

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka oo shir uga qeybgalay Geneva

March 31, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Xuquuqul Insaanka Qaranka, Dr. Maryan Qaasim, iyo wafdigeeda ayaa ka qayb galay shirka Golaha Guud ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In