Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbaradda Soomaaliya oo dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadiga ee Baladweyne+Sawirro

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbaradda Soomaaliya oo dib u dhigtay Imtixaanka Shahaadiga ee Baladweyne+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbaradda, Hidaha iyo Tacliinta Sare ee Soomaaliya waxaa ay sheegtay in dib loogu dhigay Ardayda Imtixaanka Shahaariga ee Dugsiga Sare kasoo gali laheyd Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan kadib markii Magaaladda Saameyn ku yeeshay Wabigga Shabeelle oo ku fatahay Magaalada.

Wasiirka Wasaaradda Waxbarashadda C/raxmaan Daahir Cusmaan oo Warbaahinta Qaranka Wareysi siiyey ayaa tilmaamay in 1,400 oo Arday oo Imtixaanka ku gali laheyd Magaaladda Baladweyne dib loogu dhigay.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

“Illaa iyo hadda waxaan Imtixaanka dib ugu dhignay Magaaladda Baladweyne Ardaydii kasoo gali lahyed sababtoo ah waxaa ka dhacay Musiibo Suurto galna maaha Imtixaan in aan ka qaadno sidaas darteen ayaana dib ugu dhignay, Waxaan sidoo kale dib kasoo sheegi doonaa xiliga lagalayo Imtixaanka haddii Allah idmo”

Wasiir C.raxmaan Daahir ayaa sheegay dhanka kale in sidii hore loogu balamay Imtixaanka lagali doono 19 Bishan loona diyaar garoobay.

“Waxaan u diyaar garownay Imtixaanka Shahaariga ah xiligii loogu tallo galay, waxaana Imtixaanka markii ugu horeysay lagu daabacay gudaha Dalka taasna waa Hormar aan gaarnay”

Sidoo kale Wasiirku waxaa uu ka hadlay Iskuulaadka Dowladda Qorshayaasha laga damacsan yahay waxaana uu sheegay in dhawaan marka la-meel mariyo Sharciga Waxbarashadda arrintaas Xooga la-saari doono.

Magaaladda Baladweyne ee Gobolka Hiiraan ayaa waxaa ku fatahay Wabiga Shabeelle kaas oo sababay in qeybo badan oo kamidda dadkii Daganaa Magaalada ay isaga Barakaan, sidoo kalena ay xirmaan goobihii muhiimka u ahaa Bulshadda kuwaas oo ay kamid yihiin Xarumaha Waxbarashadda.

W/D Cali Axmed Sh

Previous Post

Dawladda Soomaaliya iyo Midawga Yurub oo gaaray Heshiisyo muhiim ah “SAWIRRO”

Next Post

Xulka Qaranka Mini Football-ka Oo Maanta Ka Dhoofay Aadan Cade Airport

Next Post
Xulka Qaranka Mini Football-ka Oo Maanta Ka Dhoofay Aadan Cade Airport

Xulka Qaranka Mini Football-ka Oo Maanta Ka Dhoofay Aadan Cade Airport

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In