Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo Agab wax lagu barto ku wareejisay Guddiga Xabsiyada ee Golaha Shacabka

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
3 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada oo Agab wax lagu barto ku wareejisay Guddiga Xabsiyada ee Golaha Shacabka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Xukuumaadda Federaalka Soomaaliya oo ay hoggaaminayso Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Marwo Nuura Mustaf iyo Wasiir ku-xigeenka, ayaa Agab waxbarasho ku wareejiyay Guddiga Xabsiyada ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya.

Guddiga, ayaa umahadceliyay doorka Wasaaradda ay ka qaadatay in ardayda Maxaabiista ah ay helaan manhaj waxbarasho inta ay maxbuuska yihiin si marka ay ka soo baxaan Xabsiga u noqdaan kuwo ku shaqaysan kara waxa ay barteen.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Agabkaa ayaa isugu jiray Buugaag, Qalimaan iyo qalab kale. Guddiga Xabsiyada ee Golaha Shacabka, ayaa qalabkaan ku wareejiyay Taliyaha Xabsiga Dhexe ee Xamar, Taliyaha ayaa si aad ah ugu mahad-celiyay Guddiga iyo Wasaaradda.

Ugu dambayn Wasaaradda iyo Guddiga waxay soo kormeereen fasalada ay ardayda Maxaabiista ah ay wax ku bartaan, wuxa ayna Guddig iyo Nadaxda Wasaaradda halkaa ku soo arkeen inay jiraan baahi dhan walba ah oo loo baahan yahay in wax laga qabto.

Previous Post

Tartamayaasha Degmada Bardaale oo caawa u gudbay sideed dhamaadka tartanka “SAWIRRO”

Next Post

Duqa Muqdisho oo ka qeybgalay xuska maalinta Biyaha Adduunka 

Next Post
Duqa Muqdisho oo ka qeybgalay xuska maalinta Biyaha Adduunka 

Duqa Muqdisho oo ka qeybgalay xuska maalinta Biyaha Adduunka 

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In