Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada oo maanta soo gabagabeeyneysa Imtixaanaadka macalimiinta ee gobollada Mudug iyo Sh/Dhexe

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada oo maanta soo gabagabeeyneysa Imtixaanaadka macalimiinta ee gobollada Mudug iyo Sh/Dhexe
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Imtixaanadan laga qaadayo dhamaan macalimiinta wax ka dhigta dugsiyada gobolka Shabeellaha Dhexe islamarkaana ay soo diyaarisay Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta Sare ee Dowladda Federaalka Soomaaliya oo kaashaneysa tan Dowlad Goboleedka Hirshabeelle ayaa ujeedadiisu tahay hubinta tayada macalimiinta ka howlgasha dugsiyada gobolka Shabeellaha Dhexe.

Abuukar Maxamed Bacadle oo ah Wariyaha nooga soo warama gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa soo sheegaya in maanta la soo gabagabeeynayo imtixaankan laga qaadayo macalimiintaย  oo soo bilowday sabtidii la soo dhaafay.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Sidoo kale masโ€™uuliyiin ka tirsan Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta Sare ee dowladda Dowladda Federaalka ayaa la filayaa in ay maanta gaaraan magaalada Jowhar si ay u soo xiraan imtixaanaadkaasi, iyadoo goobta imtixaanka ay ku sii sugnaayeen masโ€™uuliyiin ka kala tirsan tirsan Hirshabeelle iyo Federaalka.

Dhinaca kale Wasaaradda Waxbarashada ayaa maanta soo gabagabeeyneeysa imtixaan laga qaadayay macalimiinta ka howlgasha Galmudug oo ka socday magaalada Gaalkacyo kaasoo lagu hubinayo tayada macalimiinta, sida uu ku soo waramay C/risaaq Maxamed Axmed oo ah wariyaha nooga soo warama gobolka Mudug.

Imtixaankan oo kale ayaa hore looga qaaday macalimiinta ka howlagasha gobolka Banaadir, iyadoo 80% ay baaseen halka 20% ay ku dhaceen.

Previous Post

Wasaaradda Kalluumeysiga oo ka warbixisay kalluun ku soo caariyey xeebta Muqdisho

Next Post

Dadka leh wax soo saarka farsamada oo ka cabanayo suuq xumo soo wajahday.

Next Post
Al-shabaab oo nin dhakhtar ah ku gowracay gobolka Bakool

Dadka leh wax soo saarka farsamada oo ka cabanayo suuq xumo soo wajahday.

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In