Wednesday, March 4, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo soo gabo gabeysay kulan looga hadlayay Warbixinta falaqeynta Waxbarashada “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya oo soo gabo gabeysay kulan looga hadlayay Warbixinta falaqeynta Waxbarashada “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa magaalada Muqdisho ku soo gabo-gabeysay kulan wada-tashi labo maalmood socday, kaasi oo looga doodayay warbixinta falanqeynta Waxbarashada (Education Sector Analysis 2018 โ€“ 2020), ayna ka soo qayb galeen madaxda, hawl-wadeennada iyo la taliyeyaasha Wasaaradda, Agaasinka Waxbarshadda Gobalka Banaadir, xubno ka socday Jaamacadaha, Midowga Dalladaha Waxbarashada iyo hayโ€™adaha taageera Waxbarashada.

Labadii maalmood ee uu kulanku socday ayaa waxaa ka qayb galayaasha Ka doodeen ayaga oo koox-koox qaybaha ay ka kooban tahay warbixinta sida (1) Xaaladda dhaqan-dhaqaale ee dalka (2) Tirakoobka Xogta Waxbarashada dalka (3) Maal gelinta Waxbarashada (4) Tayada Waxbarashada (6) Awoodda hayโ€™adeed ee maamulka Waxbarashada dalka.
Ka qayb galayaasha kulanka ayaa waxay sameeyeen talo bixin iyo fikrado wax ku ool ah, kuwaasi oo lagu biirin doono warbixinta qabyo-qoraalka ah.

Related posts

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay afur wadareed loo sameeyay carruurta agoonta Qaranka

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay afur wadareed loo sameeyay carruurta agoonta Qaranka

March 4, 2026

Warbixintaan marka lasoo geban-gabeeyo, ayna ansixiyaan dhammaan bahwadaagta Waxbarashada dalka ayaa waxa ay Wasaaradda Waxbarshadda, Dowladda Federaalka Somaaliya ay billaabeysaa diyaarinta Qorshaha 3aad ee Horumarinta Waxbarshada dalka, iyadoo la eegaayo baahiyaha iyo caqabadaha dhanka Waxbarashada ee warbixinta, falanqeynta lagu soo bandhigay.

Previous Post

Shaqaalaha Caafimaadka ee safka hore oo la siinayo tababar ku saabsan ka hortagga iyo daweynta xaaladaha COVID-19 ee Haweenka Uurka leh “SAWIRRO”

Next Post

Ciidanka Xoogga Dalka oo Horjoogeyaal ku dilay Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Next Post
Ciidanka Xoogga Dalka oo Horjoogeyaal ku dilay Gobolka Shabeelaha Dhexe “SAWIRRO”

Ciidanka Xoogga Dalka oo Horjoogeyaal ku dilay Gobolka Shabeelaha Dhexe "SAWIRRO"

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

Siyaasi Axmed Saafi oo soo dhaweeyay meel marinta Dastuurka Qaranka

March 4, 2026
0

Siyaaasi Axmed Saafi oo ka mid ah siyaasiyiinta ayaa soo dhaweeyay meel mrinta Dastuurka Qaranka ee ay Mudanyaasha labada Aqal...

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay afur wadareed loo sameeyay carruurta agoonta Qaranka

Raโ€™iisul Wasaare Xamsa oo ka qeybgalay afur wadareed loo sameeyay carruurta agoonta Qaranka

March 4, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qeyb galay kulan affur wadareed loo sameeyay carruurta...

๐†๐ฎ๐๐๐จ๐จ๐ฆ๐ข๐ฒ๐š๐ก๐š  ๐’๐จ๐ƒ๐Œ๐€ oo  ๐Ÿ“๐ŸŽ ๐๐จ๐จ๐ฒ๐š๐๐จ๐จ๐ ๐จ๐จ ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐š๐ก ๐†๐š๐š๐ซ๐ฌ๐ข๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ƒ๐ž๐ž๐ ๐š๐š๐ง๐ค๐š ๐๐š๐ฅ๐ช๐š๐ฅ๐จ๐จ๐œ๐š๐ง ๐จ๐จ ๐ƒ๐ก๐š๐ฐ๐š๐š๐ง ๐š๐ฒ ๐Š๐š ๐ƒ๐ก๐š๐œ๐๐š๐ฒ ๐ƒ๐ก๐ข๐ฆ๐š๐ฌ๐ก๐จ ๐ฅ๐š ๐—๐ข๐ซ๐ข๐ข๐ซ๐ญ๐š ๐๐ข๐ฒ๐จ ๐‹๐šโ€™๐š๐šn

Guddoomiyaha Hayโ€™adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, oo ay wehliyaan Guddiga Abaaraha Galmudug, kuna guda jira maalintii...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS oo qaabilay James Swan

March 4, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay ergayga...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In