Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashada XFS oo la wareegtay Iskuulka 21-ka October+Sawirro.

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashada XFS oo la wareegtay Iskuulka 21-ka October+Sawirro.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda Waxbarashada Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maant la wareegtay Iskuulada Al-macaarif iyo Al-mathal oo markii hore leesku dhihi jiray 21-ka October, kuwaas oo ku yaala degmada Waaberi ee gobolka Banaadir.

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Agaasimaha Waaxda dugsiyada dalka ayaa la wareejiyay, waxeyna talaabadaan muujineysaa in dowladda Soomaaliya ay ka go’antahay sidii ay dalka uga hirgeli laheed nidaam waxbarasho oo Dowli ah, kaas oo ardayda Soomaaliyeed ay wax ku bara doonaan si lacag la’aan ah.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Waxbarashada, mudane, Axmed Xasan Yuusuf ayaa sheegay in dowladda soomaaliya ay wado qorshe lagula wareegayo dhammaan iskuuladii dalka ee dowladu gacanta ku heyn jirtay,isagoo ardayda u sheegay in si bilaash ama lacag la’aan ah ay wax ku bara doonaan.

Wasaaradda Waxbarashada ayaa horey ula wareegtay ilaa 25 Iskuul, iyadoona qorshaha Wasaaradda uu yahay in dhammaan iskuulada Dowliga ah ay la wareegto.

Previous Post

Wasaaradda Waxbarashada oo la wareegtay xarumo Waxbarasho oo ku dhexyiilay 21 October

Next Post

Madaxweyne Waare oo kulan la qaatay Saraakiisha Amisom+Sawirro.

Next Post
Madaxweyne Waare oo kulan la qaatay Saraakiisha Amisom+Sawirro.

Madaxweyne Waare oo kulan la qaatay Saraakiisha Amisom+Sawirro.

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In