Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda Waxbarashadda XFD oo ku dhawaaqday qorshe cusub oo ay u dajisay Bareyaasha dalka

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda Waxbarashadda XFD oo ku dhawaaqday qorshe cusub oo ay u dajisay Bareyaasha dalka
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Xili Wasaaradda Waxbarashada hiddaha iyo tacliinta sare ee dalka ay wado dadaalo lagu xoojinayo tayadda aqoonta Waxbarasho ee Jaamacada iyo dugsiyada dalka ku yaala ayay maanta Wasaaradda ku dhawaaqday qorshaheeda cusub ee ku wajahan Bareyaasha Soomaaliyeed.

Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Waxbarashadda XFS Feysal Cumar Guuleed oo ka qayb galayay munaasabad ay ku qalin jabinayeen arday dhameysatay Waxbarashadda heerkeeda 1aad ee Jaamacada ayaa sheegay in Dugsiyada iyo Jaamacadaha dalka ay san wax ka dhigi doonin macalin aan heysan aqoonsiga wasaaradda waxbarashadda marka la gaaro bilowga bisha January sanadka 2020.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka ku xigeenka ayaa sidokale sheegay in hadda Wasaaradda ay wado qorshihii lagu diiwaan geli lahaa dhamaan Bareyaasha wax ka dhiga xarumaha waxbarasho ee dalka.

Previous Post

Wasiirka Warfaafinta XFS oo xarunta Wasaaradda ku soo dhaweeyay Wasiirka Warfaafinta iyo isgaarsiinta Jamhuuriyadda Jabuuti

Next Post

Wasiiru Dowlaha iyo Kusimaha Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS oo la kulmay Safiirka Shiinaha

Next Post
Wasiiru Dowlaha iyo Kusimaha Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS oo la kulmay Safiirka Shiinaha

Wasiiru Dowlaha iyo Kusimaha Agaasimaha Guud ee Madaxtooyada JFS oo la kulmay Safiirka Shiinaha

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In