Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaaradda xanaanada xoolaha Galmudug oo biyo dhaamin  kasameesay deegaano Mudug hoostaga

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaaradda xanaanada xoolaha Galmudug oo biyo dhaamin  kasameesay deegaano Mudug hoostaga
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaaradda xanaanada xoolaha Galmudug ayaa gurmad iskugu jira biyo dhaamin iyo daaaweenta xoolaha kabilowday deegaano hoostaga Gobalka Mudug.

Gurmadkaan ayaa socon doona mudo laba todobaad ah, sida uu warbaahinta u sheegay Wasiirka  Wasaaradda xanaanada xoolaha  Galmudug Maxamed Deeq Cabdi Maxamed Wasiirka ayaa sheehay in maata Wasaaraddu ay si rasmi ah u bilowday gurmadka loo sameenayo dadka ay saameeyeen abaaraha ee deegaanada Mudug.

Related posts

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026

Wasiirka  Wasaaradda xanaanada xoolaha  Galmudug Maxamed Deeq Cabdi Maxamed oo la hadlay warbaahinta Qaranka  ayaa sheegay in dedaaladaan ay qeebkayihiin baaqyadii madaxweenaha Dalka Mudane Maxamed Cabdullahi  Farmaajo, Ra’iisul wasaaraha Dalka Maxamed Xuseen Rooble  iyo madaxweynaha  Galmudug Axmed Cabdi Kaariye Qoor Qoor, isla markaana Wasaaradaha oo kaashaneysa hay’adda FOA iyo ururka samafalka maxalig ha ee DEH ay qoosaska ufidiyaan  gurmadyo isugu jira qeybinta  Baagaga biyaha lagu shubto biyo dhaamin .

Qaar  ka mida dadkii la gaarsiiyay gurmadka ayaa ka  mahad celiyay iyagoona  xusay in ay kusoo aaday xillii baahi weyn ay u qabeen taas oo ah mid raadadkeedu  ka  muuqdeen   deegaanadaaasi maadama  la arkayo xoolo aad u farabadan oo ay sababtay in ay ubaqtiyaan  biyo la’aan iyo haraad

Previous Post

Madaxweyne Deni oo xariga kajaray Hoyga ciidamada Asluubta Puntland ee xaasleyda ah

Next Post

Prime Minister Roble meets with the Council of Presidential Candidates

Next Post
Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya oo kulan la leh Golaha Midowga Musharaxiinta

Prime Minister Roble meets with the Council of Presidential Candidates

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan la qaatay dhiggiisa dalka Kenya

October 3, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa Magaalada Arusha ee Dalka Tanzania kulan...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In