Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasaardda Caafimaadka XFS oo soo gaba-gabesay Kormeer heerkiisu sareeeyo “SAWIRRO”

Mulki Abdirahim Hassan by Mulki Abdirahim Hassan
5 years ago
in Wararka
0
Wasaardda Caafimaadka XFS oo soo gaba-gabesay Kormeer heerkiisu sareeeyo “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasaardda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshadda Waaxda Caafimadka Qoyska gaar ahaan qaybta Nafaqada ayaa soo gaba-gabeeyeen Kormeer heerkiisu sareeeyo oo socday muddo 3 bari ah, Kormeerka intuu socday waxaa la soo Booqday 3 isbitaal ee ku yaalay xarumaha Xasilinta ee Nafaqa darrada (Stablization Centre Malnutrition)ee Degmada Baydhabo Maamul goboleedka Koonfur Galbeed , Isbitaaladaas ayaa kala ah.
Bay regional Hospital ,Bayhaaw Hospital , Sahal Macalin ciise Hospital

Ujeedada Kormeer kan ayaa ahaa sidii qiimayn iyo dabagal loogu samayn lahaay adeegyada xarumahaas ,iyo sare u qaadida aqoonta xirfadleyda caafimaad ee ka shaqysa daaweynta Carruurta la ildaran nafaqodarada ba’an ee xanuunada lasocdaan. (Severe Acute Malnutrition with Medical Complications) iyo in la hubiyo qaabka ay u dhaqan galiyeen isticmaalka Habraaca cusub ee IMAM.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Kormeerkan waxaa si Wadajir ah uwada qabtay wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada heer federaal iyo Wasaaradda Caafimaadka mamul goboleedka Koonfur Galbeed, waxaana ka taageeray hay’adda Caafimaadka Aduunka (W.H.O).

Previous Post

Wasiirka Caafimaadka XFS oo xariga ka jartay qeybta daryeelka  Carruurta ee Isbitaal Banaadir

Next Post

Wasaaradda  Maaliyadda Hir-Shabeelle oo dbowr Hay’adood Shaqa joojin ku sameeysay 

Next Post
Wasaaradda  Maaliyadda Hir-Shabeelle oo dbowr Hay’adood Shaqa joojin ku sameeysay 

Wasaaradda  Maaliyadda Hir-Shabeelle oo dbowr Hay’adood Shaqa joojin ku sameeysay 

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In