Sunday, October 11, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Al-Cadaala oo ka Warbixiyay Isbadalka Qorshaha Qaran ee 5-ta sano ee soo socoto 

Fardowso Xasan by Fardowso Xasan
2 years ago
in Wararka
0
Wasiir Al-Cadaala oo ka Warbixiyay Isbadalka Qorshaha Qaran ee 5-ta sano ee soo socoto 
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir Cabdiraxmaan Al-Cadaala “Waxaa halkaan lagu diyaarinayaa qorshaha dalkaan lagu hoggaami doono 5 sano ee soo socoto, taasina waxa laga faa’iidayaa horumarin dhinac walba leh.” Wasiirka

Warfaafinta Soomaaliya oo ka hadlay halka uu ka socdo diyaarinta Qorshaha Qaranka, ayaa sheeagay inay iska kaashanayaa diyaarintaan, Bulashad qeybaheeda kala duwan madaama dalka hormarkiisa labo in la jiheeyo.Aqoon yahanada dalka iyo dibada ka yimadeen ayaa ka qeyb ka ah.

Related posts

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026

Qorshahaan oo ka duwan kuwii hore waxa uu inoo horseedi doonyaa hormar dhaqaale,hormar bulasho meesha maanta dalkeyna joogo sumcad ahaan meel ka sarrayso ayow ina gaarsiin doonyaa Qorshaha Qaranka ee la diyaarinaayo.

Runtii waxaan shaqadaan uga mahadcelinaynaa Ra’iisul Wasaaraha iyo Wasaaradda Qorsheynta Qaranka oo runtii xil weyn iska saaray,Anaga ka Wasaarad ahaan qeyb ayaan ka nahay howsha socoto.

Saxaafadda Soomaaliya shanta ee socoto laxaddeeda isbadalka xoog leh lagu sameyo, haddiiay ahaan laheyd Radiyah iyo Talafashinada, Warbaahinta cusub ee Social media loo yaqaaano.

Horumarinta waxa ay noqon doonaan in la dhiso sharciyada ay u baahnayeen inla dhaso, Social mediayuhu waa suuq dhaqaale laga abuuri karo, Sidaad ogtihiin dadka Soomaaliya joogo awood uma lahan inay Aaladaha la isticmaalo sifo sharci ah ku isticmalaan,Marka waxaan ka shaqeynay sida ay ku heli lahaayeen sharciyada looga shaqeysan karo online-ka.

” Waxba kama jiraan runtii waa iska hadalo raqiis ah in ay dowladda xirtay Social mediaha, Dowladda waxa ay ka shaqeysaa Xuriyatul Qowlka marka ma dhacayso inay xakamayso afkaaraha dadka”.

Previous Post

Shacabka Somaliland oo u dareeray Goobaha Codbixinta 

Next Post

Xildhibaannada labada Gole oo leh Akhrinta 2-aad ee Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka

Next Post
Xildhibaannada labada Gole oo leh Akhrinta 2-aad ee Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka

Xildhibaannada labada Gole oo leh Akhrinta 2-aad ee Guddiga Madaxabannaan ee Doorashooyinka

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

Wasiirka Caddaaladda XFS oo la kulmay dhiggiisa dalka Turkiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Caddaaladda iyo Arrimaha Dastuurka Xukuumadda JFS Mudane Xasan Macallin Maxamuud oo Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga u...

Dowladda Soomaaliya oo cambaaraysay weerarka lagu qaaday xarunta korontada ee Masjidka Nabiga (NNKH) ee Magaalada Madiina

DFS oo cambaaraysay weerar lagu qaaday garoomo ku yaalla dalka Sacuudiga

October 10, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya waxay si xooggan u cambaareyneysaa weerarrada ay kooxda Xuutiyiintu ku qaadeen Garoonka Diyaaradaha Caalamiga ah ee...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In