Monday, October 12, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Bayle oo Hambayo u diray Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sanadguurada 60-aad

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiir Bayle oo Hambayo u diray Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sanadguurada 60-aad
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa hambalyo u diray Ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed taasi oo ku aadan munaasabada iyo aas aaska ciidabka xooga dalka oo maanta u dabaal degaya sanadguurada 60-aad ee Ciidanka Xoogga dalka.

Wasiir Bayle ayaa barta uu ku leeyahay facebok ku qoray qoraal uu ku dhiiri gelinayo howl-gallada ay kawadaan guud ahaan dalka kuwaasi ay kasoo gaareen guulo waa weyn Kooxaha nabad diidka ee argagixisada .

Related posts

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
Wasiirka Maaliyadda XFS Cabdiraxmaan Ducaale Bayle

“Waxa aan halkaan Hambalyo u dirayaa dhamaan Ciidanka Xoogga Dalka oo ay maanta ku beegantahay Taariikhdii la aas-aasay, maanta oo kale 12 April 1960”ayuu yiri Wasiirka Maaliyadda ee Xukumadda Federaalka Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle.

Waxaa kaloo wasiirku sheegay in Milatariga Soomaaliyeed ee har iyo habeen u hurayaan Naftooda  difaacidda Danta, Dalka, Dadka iyo Diinta waxa ay naga mudanyihiin dhiirigalin iyo garab istaagid.

Gabo gabii Wasiirka Maaliyadda Dowladda Soopmaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa u rajeyay in ay sii wadaan howlaha lagu  difaacayo qaranka, hase ahaatee Ciidamadu ay u baahanyihiin in waqti walbo la garab istaago.

12-ka April 1960-kii waa xilligii la aas aasay ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed, kwaxaana lagu Aasaasay ciidan ka kooban 8 horrimood, oo lagu magcaabi jiray waqtigaa Cali Boobaaye, ciidankaasi ayaa tiradiisu ahayd 2000 oo Askari, oo laga kala qoray 6 gobol oo ka tirsan gobollada koonfureed ee Gumeystihii Talyaaniga gumeysanjiray, Degmo kasta waxaa laga soo xulay 50 Askari, oo tababarka, ama kuruudku ciidanka ku qaatay Xerada Bootiko, oo markii dambe loo bixiyay Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Xalane.

Previous Post

Dhageyso Warka Subax ee Radio Muqdisho

Next Post

12-ka April waa xasuus Qaran oo ku weyn dadka & dalka (warbixin)

Next Post
12-ka April waa xasuus Qaran oo ku weyn dadka & dalka (warbixin)

12-ka April waa xasuus Qaran oo ku weyn dadka & dalka (warbixin)

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

Hay’adda NISA oo war ka soo saartay falal hubeysan oo lagula kacay ciidamada Ilaalada Shacabka

October 11, 2026
0

Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) waxa ay ka xun tahay, si adagna u cambaareyneysaa weerarrada iyo falalka hubeysan ee...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee BJFS oo kulan la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha

October 11, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa kulan muhiim la qaatay Guddiga Xuquuqul Insaanka,...

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

Ciidanka Xoogga Dalka oo hawlgallo ka wada qaybo ka mid ah gobolka Hiiraan

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo ballaaran oo ka dhan ahKhawaarijta,ka wada deegaano hoostaga degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan....

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

Wasiirka Warfaafinta oo la kulmay Lataliyaha Barnaamijka La-dagaallanka Argagixisada ee Bariga Africa

October 11, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Mr. Robert...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In