Wednesday, September 30, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Beyle oo sheegay inaanay Soomaaliya ahayn Waddanka ugu musuq-maasuqa badan Dunida

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
8 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyaddda Soomaaliya oo ka warbixiyay waxqabadka labadii bil ee la soo dhaafay “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyada Dowldda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle ayaa sheegay in hey’adaha caalamka ay hadda u ololeynayaan sidii looga cafin lahaa deeymaha lagu leeyahay, taasoo ku timid hagaajinta maamulka Maaliyadda dalka.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026

Warbixin dhawaan la soo saaray oo la xiriirtay in Soomaaliya ay tahay dalka ugu musuqmaasuqa badan caalamka ayuu soo hadal qaaday Wasiirku, waxaana uu ku tilmaamay aragti laga badbadiyay oo la doonayo in bulshada lagu marin habaabiyo.

“Musuq maasuqa xaga hoose yaan ku jirnaa Soomaalidu waxay tiraahda been fakatay run ma gaarto, waa aragti qaadasha un, waan ku dabajirnaa laakiin waxaan doonaynaa in dadka adduunyada inaan u sheegno inaanaan sidi hore aheen in wax waliba isbadaleen” ayuu yiri Wasiir Beyle.

Wasiirka ayaa intaa ku daray in Wasaaradda Maaliyaddu sameysay bog, (website)  lagala socda oo laga heli karo xogta Maaliyadeed ee Soomaaliya marwalba lagu daabaco warbixinada ugu dambeeya.

“Waxyaalaha la inoo siinayay halka hoose waa inaanay naga soo bixi jirin warbixinada loo baahnaa markaas baa la oranayay halkii hore siiya taasina waa arin aan ka dagaalamayno iminka” ayuu yirri Wasiirka Maaliyadda.

Soomaaliya ayaa guulo ka gaartay wada hadalada deen cafinta caalamiga oo ay ku xernaayeen shuruudo ay ka mid yihiin hagaajinta Maamulka maaliyadda iyo la dagaallanka musuqmaasuqa wada hadaladaas oo la soo gabagabaeynayo wajigooda saddexaad (SMP3) bisha Afaraad ee  April.

Cabdishakuur Cali Axmed

Previous Post

QM oo ku dhowaaqday 30 Milyan Dollar oo lagu bixiyo nabadda Soomaaliya

Next Post

Maamulka Rabdhuure oo codsaday in argagixisada laga xoreeyo Degmada Rabdhuure

Next Post
Maamulka Rabdhuure oo codsaday in argagixisada laga xoreeyo Degmada Rabdhuure

Maamulka Rabdhuure oo codsaday in argagixisada laga xoreeyo Degmada Rabdhuure

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Madaxweyne Geelle oo ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal

September 30, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta safar shaqo ku tagay dalka aan walaalaha nahay ee Jabuuti...

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

Galmudug iyo Hirshabeelle oo saaka looga dareeray goobaha codbixinta

September 30, 2026
0

Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-banaan ee Doorashooyinka Qaranka Cabdikariin Axmed Xasan oo ku sugan Dhuusamareeb ayaa furay doorashooyinka Galmudug iyo HirShabeelle oo...

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

Guddoomiyaha SoDMA oo qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka ee Soomaaliya

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Madaxa Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)...

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

Ololaha Taageerada Musharraxiinta Ururka Talo Qaran oo lagu soo gabagabeeyay Jowhar

September 29, 2026
0

Urur Siyaasadeedka Talo-Qaran oo ka mid ah Ururada ka jira dalkeena oo maalmahan ololaha doorashooyinka ka waday qaar ka mid...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In