Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Dubbe oo kulan is-barasho ah la qaatay shaqaalaha wasaaradda warfaafinta.

admin by admin
6 years ago
in Wararka
0
Wasiir Dubbe oo kulan is-barasho ah la qaatay shaqaalaha wasaaradda warfaafinta.
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka cusub ee wasaaradda warfaafinta dhaqanka iyo dalxiiska xukuumadda federaalka Soomaaliya mudane, Cismaan Abokor Dubbe ayaa kulan is-barasho iyo is-xog wareysi ah maanta la qaatay shaqaalaha waaxyaha kala duwan ee wasaaradda.

Agaasimaha shaqaalaha iyo tababarada wasaaradda warfaafinta mudane C/raxiin Ciise Caddow oo kulanka kusoo dhaweeyay wasiirka cusub ayaa tilmaamay in kulanku uu yahay mid is-barasho ah, wuxuuna shaqaalaha uga mahadceliyay sida ay uga soo qeyb galeen.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiir Cismaan Dubbe ayaa howlwadeennada kala duwan ee wasaaradda ku boggaadiyay shaqada ay qaranka u hayaan,isagoo kula dardaarmay in ay dardar geliyaan shaqada.

Wasiirka ayaa howlwadeennada ka codsaday in ay la shaqeeyaan si sare loogu qaado tayada bixinta adeegyada bulshada loo hayo,wuxuuna xusay in qof walba lagu qiimey doono shaqada uu qabto.

Wasiir Cismaan Abokor Dubbe ayaa ugu dambeyn ka jawaabay su’aalo ay weydiiyeen qaar kamid ah shaqaalaha, wuxuuna balan qaaday in saaxib uu ka dhiga doono dadka ugu shaqada wanaagsan.

Previous Post

Maamulka Gobolka Banaadir oo sheegay in gabagabo uu marayo qorshaha wax looga qabanayo warta Siigaale

Next Post

Saraakiil ka tirsan wasaaradda waxbarashada Itoobiya oo la dilay

Next Post
Saraakiil ka tirsan wasaaradda waxbarashada Itoobiya oo la dilay

Saraakiil ka tirsan wasaaradda waxbarashada Itoobiya oo la dilay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In