Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Fargeeti “Waa sharci darro in shirkad gaar ah ku soo rogto gaadiidka Ceymis qasab ah”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
10 years ago
in Wararka
0
Wasiirka Maaliyadda: Waxaan doonaynaa in deynta laga cafiyo Soomaaliya
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka Maaliyadda Xukumadda Soomaaliya Maxamed Aadan Fargeeti ayaa sheegay in ay sharci darro tahay in Shirkad gaar loo leeyahay ay Gaadiidleyda Gobolka Banaadir ka shaqeeya ay Lacag Ceymis ah ku soo rogaan.

Wasiirka ayaa Nasiib daro ku Tilmaamay in Ceymiskii loogu talo galay in Dowladda Dhexe ay gacanta ku hayso ay hadda iska Maamushaan Shirkado gaar loo leeyhay, taasna ay tahay wax laga Xumaado.

Related posts

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026

“Anigoo ku hadlaya magaca Wasaaradda Maaliyada waxaa u cadeynayaa in aysan jirin shuruuc u ogolaanaya shirkadaha gaarka loo leeyahay inay shacabka ceymis ka qaadaan, hadana si qasab ah, ma jiro go’aan ka soo baxay labada gole oo shirkad gaar ah lagu dhahay ceymis qaada, ceymiska dowladda ayaa ka mas’uul ah”ayuu yiri Wasiir Fargeeti.

Wasiirka ayaa sheegay inay ka xun yihiin dhacdooyinkii maalin hore dhacay, isla markaana aysan raalli ka aheyn, isagoo tilmaamay inay qalad aheyd shirkad aan sharci ku dhisneyn inay shacabka ay si qasab ah ugu soo rogto ceymis qasab, waxaana uu intaa ku daray inay sharci daro tahay in Shirkad gaar loo leeyahay ay Gaadiidleyda Gobolka Banaadir ka shaqeeya ay Lacag Ceymis ah ku soo rogaan.

Previous Post

Wasiirka Gaashaandhigga oo gaaray Kismaayo

Next Post

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo gaaray Jowhar

Next Post
Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo gaaray Jowhar

Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya oo gaaray Jowhar

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

Madaxweynd Xasan Sheekh oo kormeeray markabka shidaal-qodista Soomaaliya

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kormeer shaqo ku tagay markabka Çağrı Bey, oo ku sugan...

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

WASIIRKA WARFAAFINTA XFS OO BOOQDAY BANDHIGGA SOM SOUK EXPO

October 15, 2026
0

Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa caawa booqday bandhigga ganacsiga ee Som...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In