Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh oo guddoomisay shir ku saabsanaa qorshaha Tamarta+Sawirro

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiir Fowsiyo Maxamed Sheekh oo guddoomisay shir ku saabsanaa qorshaha Tamarta+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Shirkan wada tashiga ah oo ku saabsan sida looga hadlayay qodobo dhowwr ah aoo ay kamidka yihiin gebo gebeynta qorshaha Tamarta ee Qaranka,iyo daahfurka mashruuca sahliadda Tamarta Dalka ayaa lagu qabtay magalada Muqdisho.

Waxaa shir guddoomisay wasiirka Tamarta iyo Khayraadka Biyaha Xukuumadda Soomaaliya Marwo Fowsiyo Maxamed Sheekh oo wasaaradeedu ay soo qaban qaabisay shirka,iyadoo ay goob jog ahaayeen wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr Cabdiraxmaan Ducale Beyle,wasiir kuxigeenka Tamarta mudane Cismaan Libaax Ibraahim,agaasimaha guud Cabdiwaaxid Ibrahim Axmed ,maamul goboleedyada iyo wakiilada  Dalalka Norway,Britain,Sweden,Germany iyo Bangiga Adduunka.

Related posts

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026

Wasiirka Tamarta Dalka Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa goobtaasi ku soo bandhigtay waxqabadka wasaaradda oo faahfaahsay guulihii la gaaray iyo yoolka wasaaraddu ay hiigsanayso.

“Sida aan la socono demanahan dambe  10 kii sano oo ugu dambeyeey tamarta waxa gacanta ku hayay shirkadpo gooni ah,horumar weyn ayaya ka gareen ,wax la inkirikaro ma ahan horumarkaasi,wadanka oo dhana waa ay gaarsiiyeen,wasaaradda iyadoo ka amba qaadaysaa horumarkaasi,waxaa aan hirgelinay unug la yiraahdo unuga isku duwidda howlaha Tamarta oo ay naga caawisay hay’adda UNDP,sidaasi darted waxaan muhiimadda saarnay sidii loo heli lahaa Tamar jaban oo isku halayn leh,waxaan diyaarinay siyaasadda Tamarta ee Qaranka,waxaan ku guda jirnaa diyaarinta siyaasadda Tamarta ee Qaranka”.ayay tir Wasiir Fowsiyo.

Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya mudane C/raxmaan ducaale Beyle oo hadal ka jeediyay shirkaasi ayaa ku ammanaay mas’uuliyiinta wasaaradad Tamarta dadaalka ay ugu jiraan ka miro dhalinta qorshaha Tamarta Qaranka,isagoo ku tilmaamay mid kaalin weyn ku leh horumarka dhaqaale ee dalka.

Ugu dambeyntii Wasiirka Tamarta Dalka Fowsiyo Maxamed Sheekh ayaa sheegtay in wasaaraddu ay qorsheynayso sidii adeegyada Tamarta loo gaar siin lahaa guud ahaan dalka,iyadoo 21,500, guri in ay heli karaan tamar cadceeda ah,taasi oo mashruuca qeyb ka ah.

Previous Post

Golaha Shacabka oo maanta ansaxiyey sharciga Batroolka dalka

Next Post

Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada Qaranka oo kulmay “SAWIRRO”

Next Post
Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada Qaranka oo kulmay “SAWIRRO”

Guddoomiyaha Aqalka Sare iyo Agaasimaha Cusub ee Madaxtooyada Qaranka oo kulmay "SAWIRRO"

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

Aqoon isweydaarsi ku saabsan warbaahinta oo xubno ka socda Wasaaradda Warfaafinta uga furmay dalka Shiinaha

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Tababar socon doona muddo 21 maalmood ah ayaa magaalada Jinhua ee gobolka Zhejiang, Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha, uga furmay 27...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In