Saturday, October 3, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Goodax Barre oo Muqdisho kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Masar+Sawirro

Liibaan Lugcad by Liibaan Lugcad
7 years ago
in Wararka
0
Wasiir Goodax Barre oo Muqdisho kula kulmay Wasiir ku xigeenka Arrimaha Dibadda ee Masar+Sawirro
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Cabdullaahi Goodax barre ayaa kulan kula qaatay magaalada muqdisho wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Masar Mudane  Hamdi Loza iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar, kadib markii maalintii shalay ay soo gareen dalka.

Related posts

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026

Kulanka ayaa waxaa qeyb ka ahaa wasiiru dowlaha Wasaaradda waxbarashada JFS,Mudane Cabdi raxmaan Maxamuud Cabdulle (Jaabir)Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada Axmed Yusuf xasan iyo xubno kale oo ka tirsan wasaaradda.

Kulanka ayaa intii uu socday looga hadlay horumarinta waxbarashada dalka iyo sidii dowlada masar ay kaalin mugleh ay ugu qaadan laheyd.

Wasiirka waxbarashada XFS,mudane Cabdullahi Goodax Barre ayaa sheegay in wasiir_xigeynka arimaha dibada dalka masar ay kawada hadleen iskaa shiga labada dal gaar ahaan dhanka waxbarashada.

“Maanta waxaan xafiiskeyga ku qaabilay wasiir ku xigeenka arrimaha dibadda Masar Mudane  Hamdi Loza iyo safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka Masar, kadib markii maalintii shalay ay soo gareen dalka.

Arrimaha aan ka wada hadlay waxaa ka mid ah xoojinta iskaashiga labada dalka gaar ahaan dhanka waxbarashada, iyo sidii la iskaga kaashan lahaa horumarinta waxbarashada.

Wasiirka waxbarashada JFS. Mudane Cabdillahi Goodax Barre ayaa sheegay in ay waa jibtahay in kor loo qaado waxbarashada dalka.

Previous Post

Ciidamada Xoogga dalka oo fashiliyay Qarax gaari oo la doonayay in lagu dhibaateeyo Shacabka+Sawirro

Next Post

Argagixiso ka tirsan Daacish oo lagu laayay duqayn ka dhacday Gobalka Bari

Next Post

Argagixiso ka tirsan Daacish oo lagu laayay duqayn ka dhacday Gobalka Bari

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

Madaxweyne Xasan Sheekh oo ka qeybgalaya Madasha Al-Calamayn Forum

October 2, 2026
0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi ballaaran ayaa gaaray magaalada Al-Calamayn ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar....

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

Wasaaradda Gaadiidka Badda Galmudug oo Hawlgal Kormeer iyo Ilaalin Badeed ka Samaysay Biyaha Galmudug

October 2, 2026
0

Wasaaradda Dekedaha iyo Gaadiidka Badda Dowladda Galmudug, oo kaashanaysa Ciidanka Difaaca Badda iyo Ilaalada Xeebaha Soomaaliya, ayaa hawlgal kormeer iyo...

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

Danjiraha dalka Austria oo Booqasho ku timid xarunta Safaaradda Soomaaliya

October 1, 2026
0

Danjiraha Jamhuuriyadda Austria u qaabilsan Kenya una magacaaban dalka Soomaaliya, Marwa Dr. Simone Knapp, ayaa booqasho ku timid Xarunta Safaaradda...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Tanzania

October 1, 2026
0

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray Magaalada Arusha...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In