Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Bare ayaa sheegay inuu ka xun yahay hadalkii uu ka jeediyay magaalada Jowhar ee ahaa inuu fashilmay Imtixaamka Dowlad Goboleedka Puntland.
Halkaan Hoose ka Akhriso warka ka soo baxay Wasaaradda Waxbarashada Soomaaliya:-