Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Goodax iyo Xildhibaanno Baaq u diray Beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanno ka tirsan Hiiraan & Galgaduud

admin by admin
8 years ago
in Wararka
0
Wasiir Goodax iyo Xildhibaanno Baaq u diray Beelo walaalo ah oo ku dagaalamay deegaanno ka tirsan Hiiraan & Galgaduud
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Goodax Barre iyo Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa kulan ay ku yeesheen Magaalada Muqdisho waxay baaq Nabadeed ugu direen Beelaha Walaalaha ee ku dagaalamay Deegaano ka tirsan Gobalada Hiiraan iyo Galgaduud.

Qaar ka mid ah Xildhibaanada Kulanka ka hadlay ayaa u tacsiyeeyay Ehalada dadkii ku geeriyooday dagaaladaasi, iyagoona codsaday in si deg deg ah loo joojiyo, waxayna sheegeen inay diyaar u yihiin inay tagaan goobaha lagu dagaalamay isla markaana ay ka qeyb qaataan sidii dagaalka loo joojin lahaa.

Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdulaahi Goodax Barre ayaa ugu baaqay Culimada, Nabadoonada iyo Qeybaha kala duwan ee Bulshada inay u istaagaan joojinta dagaaladan.

“Nabadoonada iyo samadoonada labadaas deegaan runtii idinka ayay hawshan idin taalaa idinka ayaa dadkii hogaan u ah idinka ayaa la rabaa inaad nabad ku soo dabaalisaan,  xildhibaanada labada dhibnac waxaan ka codsanayaa inay abuuraan dadaalo soo dedejinaya in colaadahaasi ay joogsadaan”.ayuu yiri Wasiir Goodax.

Dowlada Federaalka Soomaaliya ayaa dhawaan Wafdi Nabadeed uu hoggaaminayo Wasiirka Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya u dirtay deegaanada Colaad beeleedyada ay ka dhaceen waxaana hada socda Dadaalo lagu joojinayo Dagaaladaasi.

Previous Post

Ciidamada Kenya oo Soomaaliya ku dilay 7 Al-Shabaab ah

Next Post

Shir ku saabsan siyaasadda iyo sharciga waraabka Qaranka oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Next Post
Shir ku saabsan siyaasadda iyo sharciga waraabka Qaranka oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Shir ku saabsan siyaasadda iyo sharciga waraabka Qaranka oo Muqdisho ka furmay+Sawirro

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In