Sunday, October 18, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir Goodax “waxaan xoojinaynaa dadaalka horumarinta Afka hooyo”

admin by admin
7 years ago
in Wararka
0
Wasiir Goodax “waxaan xoojinaynaa dadaalka horumarinta Afka hooyo”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Maanta oo ku beegan maalinta caalamiga ee afka hooyo 21 Feebaraayo dunida oo idil waxa laga xusaya ahmiyada afka, Soomaaliya munaasabada waa weyn oo loogu dabaal degayay ayaa lagu qabtay magaalada Muqdisho ee caasimada dalka.

Wasiirka Waxbarashada iyo Tacliinta sare ee xukuumada Federaalka Soomaaliya Cabdullaahi Goodax Barre oo ka hadlay dadaalka loogu jiro horumarinta afka hooyo ayaa sheegay in xukuumadu ka shaqeynayso sidii loo mideyn lahaa dhaqdhaqaaqyada kobcinta afka Soomaaliga.

Related posts

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026

Wasiir Goodax ayaa ugu mahad celiyay  dowladda Jabuuti  doorka ay ka qaadanayso horumarinta afka iyo sameyntii Akadeemiyad goboleedka Afka Soomaaliga.

Xukuumad ahaan wasiirka waxbarshada waxa uu tilmaamay inay ka shaqeynayaan tababarka shaqaalaha dowladda si qoraalada ka soo baxa xafiisyada dowladu noqdaan kuwa ku qoran af Soomaali sax ah.

Previous Post

Dhegeyso Warka Subax ee Radio Muqdisho 21-02-2020

Next Post

Dunida oo looga dabaal degayo maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo

Next Post
Dunida oo looga dabaal degayo maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo

Dunida oo looga dabaal degayo maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

Guddoonka Golaha Wakiillada Galmudug oo la doortay

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xildhibaan Xuseen Maxamed Nuur (Dhegaweyne) ayaa loo doortay Guddoomiyaha Golaha Wakiillada Galmudug, kaddib markii uu helay 79 cod. Sidoo...

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

Dhismayaal lagu horumarinayo bilicda oo laga xarig jaray Madaxtooyada Qaranka

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Agaasime Kuxigeenka Guud ee Madaxtooyada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ahna Kusimaha Agaasimaha Guud Mudane Zakariye Yuusuf Xuseen ayaa xarigga ka...

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

Xulka Soomaaliya ee ka yar 17-ka sano oo u soo gudbay final-ka tartanka CECAFA

October 18, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Xulka qaranka Soomaaliya ee da’doodu ka hooseyso 17-ka sano ayaa u soo baxay finalka CECAFA U17 - AFCON Qualifiers...

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

Gurmad loo fidiyay dadkii ay daadadku ku saameeyeen Xarardheere

October 17, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Maamulka Degmada Xarardheere, oo uu ugu horreeyo Guddoomiyaha Degmada, Caseyr Ibrahim Mataan, iyo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed (XDS), ayaa...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In