Wednesday, August 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda oo ka qeybgalay daahfurka daraasadda sare Jaamacadda Al-Hilaal “SAWIRRO”

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda oo ka qeybgalay daahfurka daraasadda sare Jaamacadda Al-Hilaal “SAWIRRO”
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa ka qeyb ย galay munaasabad ku saabsan daahfurka daraasadda sare ee Jaamacadda oo ay iska kaasahnayaan Jaamacadaha Al-Hilaal iyo Al-Butana ee dalka Sudan, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho.

Munaasabadda daahfurka Jaamacadda daraasadda sare ayaa waxaa ka qeyb galay Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda, madaxda Jaamacadaha Al-Hilaal iyo Al Butana, waalidiin, arday iyo marti sharaf kale, kaasi oo lagu qabtay Muqdisho.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 26, 2026
Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

August 26, 2026

Hormuudka Jaamacadda Al-Hilaal Dr Ibraahim Sheekh Cabdiwaaxid oo munaasabadda daahfurka daraasadda sare ee Jaamacadda ka hadlay ayaa sheegay in Jaamacaddu ay heshiis ku saabsan heerka labaad ee Jaamacadda la gashay madaxda Sare ee Jaaamacadda Al-Butana, kaasi oo uu ku sheegay in ardayda ay uga maarmi doonaan in daraasadda sare ay u aadan dalka Dibadiisa.

โ€œMuhiimadda aan maanta isugu nimid ayaa waxa uu yahay in aan ka faaโ€™ideysano hadiyadda qaaliga ah ay noogu deeqeen Walaalaheena reer Sudan, gaar ahaan Jaamacadda Al-Butana, waxaad ogtihiin sida uu xiriiriyaha ka dhawaajiyay, Sudan 20-kaan sano aad bay noo garab qatay, waxaa ka mid ah garab qabashadeyda, Sudan waxa ay ahayd dowladdii ugu horeysay ee aqoonsata daladaha waxbarasho ee dalka, taasi oo sabab u noqotay in la helo kaadiriin xambaarsan taqasusaad kala duwanโ€ ayuu yiri Guddoomiyaha Jaaamacadda Al-Hilaal.

Prof Anwar Axmed Ciise Raashid oo ah guddoomiyaha Jaamacadda Al-Butana ee dalka Sudan ayaa sheegay in arrintan ay fursad u tahay ardayda Soomaaliyeed ee wax ka barata gudaha dalka, isla markaana ay dhawaan bilaabi doonaan daruusta ku saabsan heerka labaad ee Jaamacadda.

โ€œAniga iyo Dr bashiir Axmad yuusuf ย oo ah diinka kuliyada diraasaadka sareย  aad ayaan u farax sanahay, adinka maanta waxaadย  marti u tiihiin Jaamacadaan ee Jaamacadaย  hilaal, aniga halkaan kuma cusbi, waxaan joogay 2004 waxaana baro ka ahaa Jaamcadda Muqdisho, sidoo kale waxaa jiro arbadan oo Soomaali ah jamacadaha suudaan dhigtaan, waxa ayna gaarayaan 6 kun oo arday, marka loo fiiriyo kuweynaan hadda inta jooga aad ayay ugu badan yihiinโ€.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha dibadda ee Xukuumadda Soomaaliya Mudane Axmed Cali Kadiye ayaa hoosta ka xariiqay in dowladda Sudan ay mar waliba garab taagantahay shacabka Soomaaliyeed, isagoo maamulka sare ee Jaamacadda Al-Hilaal ugu hambalyeeyay guusha ay u soo hooyeen ardayda Sooamaliyeed.

โ€œWaxaa leeyahay marka ugu horeyso Hambalyo Jaamacadda Al-Hilaal oo runtii maanta daah fureysa programme-ka post graduate oo ay la soo gashay heshiis Jaamacadda Al-Butana ee ku taalla dalka Sudan, runtii waxbarashada qiimaha ay leedahay dad badan ayaa ka hadlay, aadbayna muhiim u tahay, sababtoo ah, post graduate waxaa loo aadi jiray dibadda, mar haddii dalka loogu keenay, waxaan ku boorinayaa inay ka faaโ€™iideystaan, sidii ay uga miri dhalin lahaayeen hadafkooda, xiriirka Jaamacaddana waxaan leeyahay xoojiya, dowladda iyo shacabka Sudan waan u mahadcelinayaa qiimaha gaarka ah ee ay siinayaan shacabka Soomaaliyeedโ€ ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka Arrimaha dibadda Soomaaliya.

IMG_0706 IMG_0685 IMG_0687 IMG_0688 IMG_0690 IMG_0691 IMG_0692 IMG_0693 IMG_0695 IMG_0697 IMG_0699 IMG_0700 IMG_0701 IMG_0702 IMG_0703 IMG_0704 IMG_0705 IMG_0706 IMG_0707 IMG_0708 IMG_0709 IMG_0712 IMG_0713 IMG_0714 IMG_0716 IMG_0719 IMG_0720 IMG_0722 IMG_0723 IMG_0724 IMG_0725 IMG_0727 IMG_0729 IMG_0730 IMG_0734 IMG_0740 IMG_0742 IMG_0736 IMG_0743 IMG_0744 IMG_0745 IMG_0748 IMG_0752 IMG_0754 IMG_0761 IMG_0762 IMG_0770 IMG_0772 IMG_0773 IMG_0775 IMG_0777

Previous Post

Wasaaradda Xanaanad Xoolaha oo bilowday mashruuc looga hortagayo xaalufintaย  dhirta

Next Post

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka qeyb galay munaasabad ku saabsan soo nooleynta dhaqanka โ€œSAWIRROโ€

Next Post
Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka qeyb galay munaasabad ku saabsan soo nooleynta dhaqanka โ€œSAWIRROโ€

Wasiir ku-xigeenka Warfaafinta oo ka qeyb galay munaasabad ku saabsan soo nooleynta dhaqanka โ€œSAWIRROโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐—๐š๐ฆ๐ฌ๐š ๐จ๐จ ๐ฌ๐š๐Ÿ๐š๐ซ ๐ฌ๐ก๐š๐ช๐จ ๐ฎ๐ ๐ฎ ๐š๐ฆ๐›๐š๐›๐š๐ฑ๐š๐ฒ ๐๐š๐ฅ๐ค๐š ๐๐š๐ญ๐š๐ซ

August 26, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa booqasho rasmi ah ugu ambabaxay dalka Qatar, kadib casuumaad...

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

Qunsulka Safaaradda Soomaliya ee Talyaaniga oo ka warbixiyay Khasaaraha dooni ku qalibantay xeebaha Talyaaniga

August 26, 2026
0

Doontaan oo ay saarnaayeen 55 Muhaajiriin ah oo u badnaa Soomaali oo ay ku jireen Mudaaniin u dhashay dalka Masar...

Hayโ€™adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

Hayโ€™adda Qaxootiga Qaranka oo Nairobi ku qabatay shir looga hadlayay wax u qabashada dadka dalka dib loogu soo celiyo.

August 26, 2026
0

Waxaa maanta magaalada Nairobi ee dalka Kenya ka qabsoomay kulan lagu daah-furayay mashruuca CAPSOM II, kaas oo diiradda lagu saaray...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada oo kormeeray Xarunta Machadka Tababarrada Beladweyne

August 26, 2026
0

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Waxbarashada iyo Tacliinta Sare ee Dowladda Hirshabeelle, Mudane Nuur Xasan Muuse (Jaake), ayaa maanta kormeer shaqo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In