Monday, October 26, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka caafimaadka oo tababar u furay howlwadeenno caafimaad

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxmaed Cabdi ayaa maanta tababar la xiriira kala dheereynta Ubadka iyo daryeelka carruurta magaaladda Muqdisho ugu furay qaar ka mid ah shaqaalaha ka howlgalla xarumaha caafimaadka ku yaalla bartamaha iyo koonfurta dalka.

Tababarkan dareelka carruurta iyo dheereynta Ubadka oo ay soo qaban qaabisay Wasaaradda caafimaadka waxaa ka qeyb galay masโ€™uuliyiin ka tirsan Wasaaradda caafimaadka, wakiilo iyo marti sharaf kale.

Related posts

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026

Agaasimaha guud ee Wasaaradda Dr Cabdiqani Sheekh Cumar ayaa xusay in qorshaha kala dheereynta ubadka ay faaโ€™iido ugu jirto qoyska oo ay ka badbaadeyso hooyada in uu ku dhaco cudurka cancer-ka naasaha, isgaoo xusay in canunga uu fursad u helayo in labo sano la nuujiyo.

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka ee xukuumadda Soomaaliya Mudane Cismaan Maxmaed Cabdi oo furay tababarka ayaa xusay in qoyska ay muhiim u tahay kala dheereeynta ubadka, waxaana uu ka mahadceliyay inta ka soo qayb gashay siminaarka.

โ€œHooyo iyo cunuga ay dhashay kala dheereynta iyo daryeelkooda muhiim noo wada tahay, waad dareemin kartaan muuqaalka iyo koriimada ilmaha ku dhasha isku nuuga iyo kuwa labada sano u dhexeysa, marka halagu dadaalo sidii kala dheereynta loo sameyn lahaaโ€ ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Caafimaadka.

Wasiir ku-xigeenka caafimaadka oo ka hadlayay arrimaha xadgudubyada lagula kaco haweenka ayaa sheegay in bulshada looga baahanyahay sidii ay uga hortagi lahaayeen cidkasta oo ku xadgudbeyso haweenka.

Previous Post

Taliska booliska oo maamulka Koonfurgalbeed ku wareejiyay gaadiid ciidan

Next Post

Siminaar lagu baaranayo wada shaqanta maamulka iyo bulshada G/Baay oo ka furmay Baydhabo โ€œSawirroโ€

Next Post
Siminaar lagu baaranayo wada shaqanta maamulka iyo bulshada G/Baay oo ka furmay Baydhabo โ€œSawirroโ€

Siminaar lagu baaranayo wada shaqanta maamulka iyo bulshada G/Baay oo ka furmay Baydhabo โ€œSawirroโ€

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

๐‘๐šโ€™๐ข๐ข๐ฌ๐ฎ๐ฅ ๐–๐š๐ฌ๐š๐š๐ซ๐ž ๐Š๐ฎ-๐—๐ข๐ ๐ž๐ž๐ง๐ค๐š ๐‹๐š๐›๐š๐š๐ ๐จ๐จ ๐ฑ๐ข๐ฅ๐ค๐š ๐ฎ ๐ค๐š๐ฅ๐š ๐ฐ๐š๐ซ๐ž๐ž๐ฃ๐ข๐ฒ๐š๐ฒ ๐ฐ๐š๐ฌ๐ข๐ข๐ซ๐ซ๐จ

October 25, 2026
0

Raโ€™iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji Cabdi, ayaa Ka qeybgalay munaasabadda xil-wareejinta Wasaaradda...

Xukuumadda Soomaaliya oo waraaqadaha dal ku galka kala noqotay Danjirihii la ceyriyay

Wasaaradda Caafimaadka XFS oo shaacisay natiijada baaritaanada EBOLA

October 25, 2026
0

Wasaaradda Caafimaadka XFS ayaa shaacisay natiijada baaritaanada Ebola iyo dhammeystirka habraacyada karantiilka Muwaadinkii Soomaaliyeed ee la xaqiijiyo in uu xiriir...

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

Wasiirka Warfaafinta XFS oo shir muhiim ah kaga qayb galaya dalka Azerbaijan

October 25, 2026
0

RADIO MUQDISHO:-Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdifataax Qaasim Maxamuud ayaa maanta u amba baxay magaalada...

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

Hayโ€™adda NISA oo gacanta ku dhigtay eedeysane bom gacmeed ku tuuray bar koontarool

October 24, 2026
0

Ciidamada Hayโ€™adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya ciidamada kale ee amniga, ayaa gacanta ku dhigay Cabdisalaan Yacquub Nuur...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

ยฉ 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In