Tuesday, September 29, 2026
  • Nagu Saabsan
  • Nala Soo Xiriir
Radio Muqdisho
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir
  • Login
No Result
View All Result
Radio Muqdisho
Home Wararka

Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo tababar u soo xiray howlwadeenno caafimaad “SAWIRRO

Mohamed M Hassan by Mohamed M Hassan
11 years ago
in Wararka
0
Wasiir ku-xigeenka Caafimaadka oo tababar u soo xiray howlwadeenno caafimaad “SAWIRRO
0
SHARES
Share on FacebookShare on TwitterShare on WhatsAppShare on TelegramShare on LinkedIn

Wasiirka ku-xigeenka Wasaaradda caafimaadka Cismaan Maxamed Cabdi oo tabarada la xiiriira xaaladaha deg dega ah ee hooyadda la soo deristi xiliga uurka ka hor iyo sidda loola tacaalo dhibaatooyinka ka dhasha gudniinka fircoooniga ayaa u soo xiray ilaa lixdan howlwadeenno caafimaad oo ka socdeen gobolada Koonfurta & Bartamaaha dalka.

Dr Salaad Xuseen Ducaale oo ka socday xafiiska  UNFPA  oo Wasaaradda caafimaadka ka caawisa daryeelka caafimaadka ayaa sheegay inay jireen wadamo sida Soomaaliya oo kale ay ugu jireen dhibaatooyinka haysta Hooyada iyo dhalaanka Soomaaliyeed, ayna uga gudbeen  tabarada la xiriira caafimadka taranka.

Related posts

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026

Wasiir ku-xigeenka caafimaadka ee Xukuumadda Soomaaliya Cismaan Maxamed Cabdi oo soo xiray tabarkaasi ayaa la xiriiray la tacamulada dhibaatoyinka caafimaad darro ee ka dhashay gudniinka fircooniga iyo mareynta xaalada deg edga ah ee ku yimada hooyada uurka leh dhalamada ka hor ayaa ka qayb galayaasha kula daradarmay in aqoonta ay tababarka ka faa’iideen ay kula laabtaan degaanadda ay ka yimadeen.

“Waxaa ogtihiin in ay na haysto dhibaato si weyn u samaysay hooyada dhalaanka Soomaaliya taasi oo ka dhigatay wadankeenna mida ugu  sareeya geerida hooyadda uurka leh iyo dhallaanka Soomaaliyeed, marka tabarkaani waa midka aan ku yareyn lahayn qataraha soo food saarta hooyo uurka leh” ayuu yiri Wasiir ku-xigeenka.

Tabaradda la xiriira daryeelka caafimaadka hooyadda iyo dhallaanka ayaa qayb ka ah qorshaha ay Wasaaraddu caafimaadka ay ku doonayso in ay wax kaga qabato dhibaatooyinka ka dhasha daryeel la’aanta caafimaad ee haysta hooyadda uurka leh.

vlcsnap-2015-07-08-19h16m03s73 vlcsnap-2015-07-08-19h16m14s187 vlcsnap-2015-07-08-19h16m33s118 vlcsnap-2015-07-08-19h16m42s208 vlcsnap-2015-07-08-19h16m46s247 vlcsnap-2015-07-08-19h16m52s46 vlcsnap-2015-07-08-19h17m01s139 vlcsnap-2015-07-08-19h17m23s108 vlcsnap-2015-07-08-19h17m33s209 vlcsnap-2015-07-08-19h17m52s135 vlcsnap-2015-07-08-19h18m00s215 vlcsnap-2015-07-08-19h18m19s157

Previous Post

Cabdi qeybdiid oo ku booriyay qeybaha bulshada ee Gaalkacyo inay la shaqeeyaan Maamulka cusub

Next Post

Sanad guurada 1aad ee Radio Muqdisho codka ciidamada qalabka sida oo la xusay “SAWIRRO”

Next Post
Sanad guurada 1aad ee Radio Muqdisho codka ciidamada qalabka sida oo la xusay “SAWIRRO”

Sanad guurada 1aad ee Radio Muqdisho codka ciidamada qalabka sida oo la xusay "SAWIRRO"

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

Guddoomiyaha SoDMA oo daah-furay shirka u diyaar-garowga Soomaaliya ee El Niño 2026

September 29, 2026
0

Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa Magaalada Muqdisho ka furay shir lagu tijaabinayo diyaar-garowga...

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

𝐑𝐚𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐝𝐚𝐚𝐡𝐟𝐮𝐫𝐞𝐲 𝐁𝐚𝐧𝐝𝐡𝐢𝐠𝐠𝐚 𝐃𝐚𝐥𝐱𝐢𝐢𝐬𝐤𝐚 𝐒𝐨𝐨𝐦𝐚𝐚𝐥𝐢𝐲𝐚

September 29, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta duleedka magaalada Muqdisho ka furey Bandhigga Dalxiiska Soomaaliya oo...

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

Munaasabad lagu abaal marinayey dad bulshadooda si hufan ugu adeegay oo lagu qabtay Canada

September 28, 2026
0

Magaalada Edmonton gobolka Alberta ee dalka Canada ayaa waxaa lagu qabtay munaasabad aad u ballaaran oo ay kasoo qeybgaleen Aqoonyahanno...

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

𝐑𝐚’𝐢𝐢𝐬𝐮𝐥 𝐖𝐚𝐬𝐚𝐚𝐫𝐞 𝐗𝐚𝐦𝐬𝐚 𝐨𝐨 𝐭𝐚𝐛𝐚𝐛𝐚𝐫 𝐮𝐬𝐨𝐨 𝐱𝐢𝐫𝐞𝐲 𝐃𝐮𝐟𝐜𝐚𝐝𝐝𝐢𝐢 𝟏𝟐-𝐚𝐚𝐝 𝐞𝐞 𝐂𝐢𝐢𝐝𝐚𝐧𝐤𝐚 𝐊𝐮𝐦𝐚𝐚𝐧𝐝𝐨𝐨𝐬𝐤𝐚 𝐃𝐚𝐧𝐚𝐛 

September 28, 2026
0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa Dugsiga Tababarka Shahiid G/le Xasan Tuure tababar ugu soo...

LIVE STREAM

KUBIIR ASXAABTEENNA

DHAGAYSO WARKA

Warka Subaxnimo

Warka Duhurnimo

Warka Fiidnimo

Facebook Twitter Telegram Instagram Youtube

TAARIIKHDA RAADIYAHA

Radio Muqdisho waxaa la aas aasay 1951 sagaal sano ka hor xorriyadda dalka, laga soo bilaabo 1960 ilaa maanta waa Raadiyaha kaliya ee Dalku leeyahay, wuxuuna leeyahay keyd weyn oo ay ku jirto taariikhda wadanka.

LASOO DEG APP-KEENA

Categories

  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

No Result
View All Result
  • Bogga Hore
  • Wararka
  • English News
  • Barnaamijyada
  • Shaqooyinka
  • Nala Soo Xiriir

© 2022 Radio Muqdisho

Welcome Back!

Login to your account below

Forgotten Password?

Retrieve your password

Please enter your username or email address to reset your password.

Log In